28/07/2026
🚀 60 Days Full-Stack Development Challenge
Week 2 – Advanced HTML & CSS
🚀 Day 13: CSS Positioning
Sharaxaad Kooban
Casharkan waxaan ku baran doonaa CSS Positioning, oo ah habka lagu xakameeyo meesha ay HTML elements-ku kaga muuqanayaan bogga. Waxaad baran doontaa sida loo isticmaalo static, relative, absolute, fixed, iyo sticky si loo abuuro layout nadiif ah oo xirfad leh.
🚀 Day 14: Style the Landing Page
Sharaxaad Kooban
Casharkan waxaan ku baran doonaa sida Landing Page loogu sameeyo naqshad casri ah iyadoo la adeegsanayo CSS3. Waxaad baran doontaa sida loo qurxiyo qaybaha bogga sida Header, Hero Section, Buttons, Cards, iyo Footer, si website-ku u noqdo mid qurux badan, responsive ah, isla markaana bixiya khibrad isticmaale (User Experience) oo wanaagsan.
Tik Tok: https://www.tiktok.com/?_r=1&_t=ZS-98532x3jqaaYouTube:https://youtu.be/Ws1yCLvj06g?feature=shared🛠 Tech Stack💻 HTML5🎨 CSS3⚡ Bootstrap 5🟨 JavaScript⚛️ React.js🟢 Node.js🚀 Express.js🍃 MongoDB👨💻 Eng. Khaalid Cabdi Cabdulle