MEGA POWER Energy Solutions

MEGA POWER Energy Solutions Mega Power is a marketplace where you can find Solar Equipments, Products and Services.

Sii gurigaaga awoodda koronto nadiif ah oo joogto ah, kana guur tamarta qadiimiga ah ee lagu daalo.Nala soo xiriir hadda...
03/01/2026

Sii gurigaaga awoodda koronto nadiif ah oo joogto ah, kana guur tamarta qadiimiga ah ee lagu daalo.

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!
📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

Waa Waqtigii Tamarta Cadceedda. Hel 𝟏𝟎% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 dhammaan qalabka iyo adeegyada MEGA POWER Energy Solutions Nala soo...
04/12/2025

Waa Waqtigii Tamarta Cadceedda. Hel 𝟏𝟎% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 dhammaan qalabka iyo adeegyada MEGA POWER Energy Solutions

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

Waa Waqtigii Tamarta Cadceedda. Hel 𝟏𝟎% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 dhammaan qalabka iyo adeegyada MEGA POWER Energy Solutions.  Nala s...
04/12/2025

Waa Waqtigii Tamarta Cadceedda. Hel 𝟏𝟎% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 dhammaan qalabka iyo adeegyada MEGA POWER Energy Solutions.

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

Shirkadda MEGA POWER Energy Solutions, shaqadeeno kuma koobna oo kaliya rakibidda baalayaasha qorraxda (𝐬𝐨𝐥𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐧𝐞𝐥𝐬), b...
30/11/2025

Shirkadda MEGA POWER Energy Solutions, shaqadeeno kuma koobna oo kaliya rakibidda baalayaasha qorraxda (𝐬𝐨𝐥𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐧𝐞𝐥𝐬), balse waxaan dhisnaa nidaamyo tamar oo tayo leh, loona naqshadeeyay inay muddo dheer waaraan.

Ha noqoto guri ama goob ganacsi, waxaan mar walba ku shaqaynaa heerkii ugu sarreeyay ee hagar-la'aan iyo khibrad.

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

𝐒𝐮𝐦𝐞𝐫𝐬𝐢𝐛𝐥𝐞 𝐂𝐚𝐛𝐥𝐞, waa fiilada gaarka ah ee loo isticmaalo in lagu xiro bambooyinka ceelasha (submersible pumps) iyada oo...
26/11/2025

𝐒𝐮𝐦𝐞𝐫𝐬𝐢𝐛𝐥𝐞 𝐂𝐚𝐛𝐥𝐞, waa fiilada gaarka ah ee loo isticmaalo in lagu xiro bambooyinka ceelasha (submersible pumps) iyada oo la dhex gelinayo biyaha.

Ma raadinaysaa fiilo koronto oo tayo sare leh oo la isku hallayn karo?

Waxaan kuu haynaa fiilooyin tayo leh iyo cabbiro kala duwan leh:

🔌 𝟑 × 𝟔𝐦𝐦 🔌 𝟑 × 𝟏𝟎𝐦𝐦 🔌 𝟑 × 𝟏𝟔𝐦𝐦

𝐀𝐬𝐭𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚:

✔ 100% naxaas (copper) saafi ah
✔ Adkeysi, dabacsanaan, oo fudud in la rakibo
✔ Ku habboon guryo, xafiisyo, ganacsi iyo warshado

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

Mid ka mid ah mashaariicda aan fulinay.Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soo...
25/11/2025

Mid ka mid ah mashaariicda aan fulinay.

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 – 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

23/11/2025

Ma raadinaysaa awood koronto oo joogto ah oo ku filan gurigaaga ama ganacsigaaga?

MEGA POWER Energy Solutions, waxaanu idiin haynaa dhammaan agabka lagu dhiso solar systems-ka (Panels-ka, Batteriyada, Inverters-ka, & wixii la socda) nooc kasta ay yihiin.

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 – 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚.

MEGA POWER Energy Solutions waxay idiin soo bandhigtay 𝐌𝐚𝐫𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐂𝐡𝐚𝐫𝐠𝐞𝐫, 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐬 𝐰𝐚𝐭𝐨 ee ku shaqeeya Tamarta Cad...
20/11/2025

MEGA POWER Energy Solutions waxay idiin soo bandhigtay 𝐌𝐚𝐫𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐂𝐡𝐚𝐫𝐠𝐞𝐫, 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐬 𝐰𝐚𝐭𝐨 ee ku shaqeeya Tamarta Cadceedda (Solar).

Qalabkan waa xalka korontada ee kuu dhameystiran, hadday tahay guriga, xafiiska, ama meelkasta oo aad joogto!

✅ Wuxuu ku qaboojinayaa ilaa 𝟖 𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐚𝐡.

✅ Waxaa ku jira (𝐒𝐨𝐥𝐚𝐫 𝐏𝐚𝐧𝐞𝐥) si aad meel kasta uga isticmaasho.

✅ Wuxuu leeyahay (𝐔𝐒𝐁) si aad taleefankaaga ugu charger-gareyso.

✅ Wuxu wata 𝟐 𝐍𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐋𝐄𝐃 ah oo bixinaya iftiin la isku halayn karo.

✅ Wuxuu ku shaqeynayaa labada nooc ee korontada (𝐀𝐂 & 𝐃𝐂).

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 – 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚. ⚡️

Biyuhu waa Nolosha! 💧Anagoo ah MEGA POWER Energy Solutions, waxaan hirgelinay mashaariic badan oo guuleystay, kuwaas oo ...
17/11/2025

Biyuhu waa Nolosha! 💧Anagoo ah MEGA POWER Energy Solutions, waxaan hirgelinay mashaariic badan oo guuleystay, kuwaas oo ceelasha shidaalka ku shaqeyn jiray u beddelay kuwo ku shaqeeya tamarta cadceedda (Solar Pumping).

Nala soo xiriir hadda oo hel 𝐥𝐚-𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡!

📍 Suuqa Bakaaraha, Muqdisho, Soomaaliya
📞+252 61 4295050

𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐚 – 𝐈𝐟𝐭𝐢𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐚, 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐥 𝐰𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚. ⚡️

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+252611114076

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MEGA POWER Energy Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MEGA POWER Energy Solutions:

Share