KAAFI POWER energy solutions ltd

  • Home
  • KAAFI POWER energy solutions ltd

KAAFI POWER energy solutions ltd kaafi power energy solutions LTD waa hoyga solar system iyo solar gilinta guriyaha gabaha ganacsiga iyo warshidaha wellcom kaafi power energy LTD

    Solar System awoodiiso gaarayso 7.5KW oo loogu talagalay in uu tamar siiyo bamka ceelasha biyaha ilaa 200m-120m ah  ...
28/06/2026

Solar System awoodiiso gaarayso 7.5KW oo loogu talagalay in uu tamar siiyo bamka ceelasha biyaha ilaa 200m-120m ah (10HP Solar Water Pump) oo aan ka fuliney Degmada Teyeglow ee Gobalka bakool Somali,

Maku daashah biyo cariiri iyo shidaal qaali ah ?
Waa waqtigii aad la jaanqadi lahayd tamarta Quraxada ama cadceda 🌙

U wareeg isticmaalka tamarta dabiiciga ah oo ka naso kharshaadka karoontada iyo shidaal ka joogtada ah!

Marka aad dooraneyso qalab solar, dooro mid la hubo, dooro
(KAAFI POWER energy solutions LTD)

Nagula so xariir what's up 61 6152282
Ama WhatsApp



16/06/2026

Solar System awoodiiso gaarayso 5.5KW oo loogu talagalay in uu tamar siiyo bamka ceelasha biyaha ilaa 70m ah (7.5hP Solar Water Pump) oo aan ka fuliney Duleedka magalada baydhabo,

Maku daashah biyo cariiri iyo shidaal qaali ah ?
Waa waqtigii aad la jaanqadi lahayd tamarta Quraxada ama cadceda 🌙

U wareeg isticmaalka tamarta dabiiciga ah oo ka naso kharshaadka karoontada iyo shidaal ka joogtada ah!

Marka aad dooraneyso qalab solar, dooro mid la hubo, dooro
(KAAFI POWER energy solutions LTD)

Nagula so xariir what's up 61 6152282
Ama WhatsApp



21/05/2026

Ma ogthy in shirkadu korntada iyo xaskaadu isku mid yihiin⁉️🤔

Maxan ula jedaa midaas lababa waxay rabaan iney farujiyaan jeekaga bilowga bishan❗️
lkn farqiga u dhaheyah ayaan ah inaad ku sabirtid xaskada lkn malagu Sabri karaa korntada qaaliga ah bilkasto aad bixineyso❗️
Inta anan kortada laga gosan Kaali aan cadceda quraxda kaga dhalino koranta an hadi laheyn 🌖

Intaas dhan waxaan idin la diyaar ah shirkada KAAFI POWER ENERGY SOLUTIONS LTD
Nagula so xariir what's up 61 6152282


10/05/2026

?
Waa waqtigii aad la jaanqadi lahayd tamarta Quraxada ama cadceda 🌙

U wareeg isticmaalka tamarta dabiiciga ah oo ka naso kharshaadka karoontada iyo shidaal ka joogtada ah!

Marka aad dooraneyso qalab solar, dooro mid la hubo, dooro KAAFI POWER energy solutions

Nagula so xariir what's up 61 6152282



05/05/2026

Dhamaan macamishena sharafta leh
so dhowada waxaan idin keenay
solar mono jinko 620w & 600w & 650w iyo 550w oo Dabal gallss ah intasba waa diyaar Qiimo ku raali giliya iyo high quality

Ku so dhowada kaafi power energy solutions LTD
Nagula so xariir what's up 61 6152282

29/03/2026

SOLUTIONS IS THE All Accessories Dc solar systems Availables wellcom All engineering
Wellcom kaafi power energy solutions LTD
✅️Dablo oo hada hel
WhatsApp 61 6152282

25/03/2026

Mudane Macmiil Soo dhawoow Waxaa idin keenay yadii loga Tala galey Solar systems kala duwan kuwaas oo loga tala galay inay ka Difacaan invertor Dabka ku dhic lahaa protected



✅Circuit barcer 4pol 250A
✅Circuit barcer 4pol 125A
✅Circuit barcer 2pol 125A
✅Circuit barcer 2pol 63A
✅️Circuit barcer 2pol 32A
✅️Circuit barcer 1pol 16A
✅️Mc4 & mc5 connectors

KAAFI POWER energy solutions
Ayaa idinku diyaarsan ee dalbo oo hadabhel

Fadlan Macmiil wixii faahfahin ah kala Xiriir WhatsApp 61 6152282

Address

KMZ

Telephone

+252628255185

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAFI POWER energy solutions ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KAAFI POWER energy solutions ltd:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Engineering Company?

Share