Hoshey yow

Hoshey yow Hooshey yow man

16/08/2024

Jimco wngsn guys

14/07/2024
03/05/2024

Meherkii wa ka noqo🤣🤣

09/02/2024

Waxan aad uga xumahay waxa ka dhacaya guud ahaan gayiga somaliya waxana cambarenayaa .
Bulshada is laayneso o ay ka mid yihiin kuwa dhalinbyarada ah o is qaba waxana leeyahay Alle ka baqa o is ixtiraama o isdilka iska dhafa o ha mudnesanina cadaabtii alle ,Allow hana fitnen waxan dhacayo wa fitno
Idinkuna ha is fitnenina
Follow idheh wll
Haben wngsn

30/01/2024

Hadii lagu dhihi laha :::::Hal eray ku qeex jacelkaga maxaad ku qeexi lahed??

05/12/2023

Sanadkan dhamanayo e 2023 maxaa kugu farxada badna maxase kugu muruga badna
Galab wanagsn

09/07/2023

Eed maleh nafteydani haday ku ogolato wa amaanta in aad u qalantaa🙏🙏❤️❤️❤️💞♻️♻️💕

21/03/2023

Marxab marxab yaa Ramadaan

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY  SOOJEEDINTA RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA EE GUDDIGA DIB U EEGISTA IYO HIRGELINTA D...
21/03/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SOOJEEDINTA RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA EE GUDDIGA DIB U EEGISTA IYO HIRGELINTA DASTUURKA

Muqdisho, MAARSO 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay soojeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ee magcaabista xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka oo Kala ah:

1. M.dane Burhaan Aadan Cumar: Gudoomiye

2. M.dane Axmed Maxamed Jaamac; Xubin

3. M.dane Maxamed Cabdalla Saalax; Xubin

4. Marwo Farxiyo Muumin Cali; Xubin

5. M.dane Maxamed Xasan Idiris; Xubin

Xubnaha Guddigan waxaa ansixiyey Golaha Shacabka ee BFS iyo Golha Aqalka Sare ee BFS kadib soojeedinta Golaha Wasiirada ee XFS, si waafaqsan habraaca ku xusan Dastuurka KMG ah.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xubnaha iyo guddoonka guddigan ay khibrad iyo aqoon durugsan u leeyihiin arrimaha dastuurka iyo caqabadaha ku xeeran dowladnimada Soomaaliyeed, waxa uuna xusay muhiimadda dhammeystirka dastuurku uu u leeyahay dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kula dardaarmay xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka dardar-gelinta shaqada baaxadda leh ee hortaalla iyo in ay dhaxal wanaagsan u reebaan jiilasha Soomaaliyeed, maadaama Dastuurka Federaalka Soomaaliya uu hagayo aayaha dalka.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:

Explore Villa Somalia’s 7,414 photos on Flickr!

19/03/2023

Qofba tahay igu qiimo weyn

24/02/2023

Ubax yahow bidhaamee eegmada jalecada indhaheyga naxariis adigaa ku beere.
Qofba galab hilaaciyo roob arorya da aya agagarka berkiyo
wadnaha illa harkisa rabbi kugu abuuree
Waad ii ahatoo imanka deqday naftu ku ogolaato ifka noloshu waa adi

Followda iyo sheretaba ku cimamada liketana haka hilmamina

Kuna darsada waxa a heso

Jimco wngsn

Address

252615492736
Mogadishu
252615492736

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoshey yow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share