NCA Digital Talks

NCA Digital Talks Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from NCA Digital Talks, Science, Technology & Engineering, Hamar Wayne, Mogadishu.

NCA Digital Talks is a public dialogue on X Spaces, bringing experts and the public together on telecoms, cybersecurity, AI, internet governance, digital economy, digital inclusion, and emerging tech shaping Somalia's digital future.

Wax ka yar nus saac ayaa ka haray kulanka caawa ee NCA Digital Talks. Si aad ugu biirtid kulankaas, fadlan guji link-ga ...
21/06/2026

Wax ka yar nus saac ayaa ka haray kulanka caawa ee NCA Digital Talks. Si aad ugu biirtid kulankaas, fadlan guji link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1qGvvvbgRQAGB?s=20

๐Ÿ•— 8:00 PM โ€“ 9:00 PM

Zakariye Cali Guurey, Agaasimaha ICT-da & Amniga Saaybarka ee Villa Somalia, ayaa ka mid ah marti-sharafta caawa ka hadl...
21/06/2026

Zakariye Cali Guurey, Agaasimaha ICT-da & Amniga Saaybarka ee Villa Somalia, ayaa ka mid ah marti-sharafta caawa ka hadli doonta qeybta labaad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, taas oo diiradda lagu saari doono mowduuca: โ€œAmniga Saaybarka ee Nolol-maalmeedka: Ilaalinta Waxa Muhiimka ah Xilligan Dhijitaalka ah.โ€

Kusoo biir doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces adoo gujinaya link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1qGvvvbgRQAGB?s=20

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 21 Juun 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 Fiidnimo

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง, oo ah Madaxa Teknoolojiyadda (Chief Technology Officer) ee MyBank, ayaa ka mid ah martida ...
20/06/2026

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง, oo ah Madaxa Teknoolojiyadda (Chief Technology Officer) ee MyBank, ayaa ka mid ah martida ka hadli doonta habeen dambe, kulanka labaad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, kaas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œKaalinta Amniga Saaybarka ee Nolol-maalmeedka: Ilaalinta Waxa Muhiimka ah Xilligan Dhijitaalka ah.โ€

Si aad ugu biirto doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1qGvvvbgRQAGB?s=20

๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฃ๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ , oo ah khabiir ku takhasusay Amniga Saaybarka kana tirsan Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ)...
20/06/2026

๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฃ๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ , oo ah khabiir ku takhasusay Amniga Saaybarka kana tirsan Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), ayaa sidookale ka mid ah martida ka hadli doonta kulanka labaad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, kaas oo looga hadli doono mowduuca: โ€œKaalinta Amniga Saaybarka ee Nolol-maalmeedka: Ilaalinta Waxa Muhiimka ah Xilligan Dhijitaalka ah.โ€

Si aad ugu biirto doodda ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ ee X Spaces, fadlan guji link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1qGvvvbgRQAGB?s=20

๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐ซ๐ž, oo ah khabiir ku takhasusay Baarista Caddaymaha Dhijitaalka ah iyo Ka Jawaabista Shilalka Amniga Saaybar...
19/06/2026

๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐ซ๐ž, oo ah khabiir ku takhasusay Baarista Caddaymaha Dhijitaalka ah iyo Ka Jawaabista Shilalka Amniga Saaybarka kana tirsan Zayo Group, isla markaana ah aas-aasaha CyberBridge Institute, ayaa ka mid ah martida ka hadli doonta kulanka labaad ee ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, kaas oo looga hadli doono mowduuca โ€œKaalinta Amniga Saaybarka ee Nolol-maalmeedka: Ilaalinta Waxa Muhiimka ah Xilligan Dhijitaalka ah.โ€

Si aad ugu biirto kulanka caawa ee X Space-ka ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ, fadlan guji link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1qGvvvbgRQAGB?s=20

Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ waxay X Spaces ku qabanaysaa qeybtii labaad ee taxanaheeda doodaha, taas oo looga hadli doono ...
18/06/2026

Madasha ๐™‰๐˜พ๐˜ผ ๐˜ฟ๐™ž๐™œ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™ก ๐™๐™–๐™ก๐™ ๐™จ waxay X Spaces ku qabanaysaa qeybtii labaad ee taxanaheeda doodaha, taas oo looga hadli doono mowduuc muhiim ah oo ku saabsan: โ€œ Kaalinta Amniga Saaybarka ee Nolol-maalmeedka: Ilaalinta Waxa Muhiimka ah Xilligan Dhijitaalka ah.โ€

Mowduucan wuxuu diiradda saari doonaa:
- Khataraha dhijitaalka ah ee saameeya adeegyada ay bulshadu maalin kasta isticmaasho, sida isgaarsiinta, baraha bulshada, lacag-bixinta dhijitaalka ah, iyo adeegyada maaliyadeed
- Khiyaanooyinka internet-ka iyo tallaabooyinka looga hortagi karo
- Khataraha cusub ee Garaad Gacmeedka (AI) ku yeelan karo amniga saaybarka
- Muhiimadda wacyigelinta iyo kobcinta dhaqannada wanaagsan ee badqabka internet-ka
- Tallaabooyinka wax-ku-oolka ah ee qof walba qaadi karo si uu u ilaaliyo naftiisa iyo waxa muhiimka u ah
- Fursadaha iyo xirfadaha ay dhalinyarada Soomaaliyeed ka heli karaan dhanka amniga saaybarka

Madasha waxaa marti ku ah:
โ€ข Maxamed Xaaji Cabdulkadir โ€” Khabiir Amniga Saaybarka kana tirsan Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ)
โ€ข Bashiir Dhoore โ€” Khabiir Sare oo ku takhasusay Baarista Caddaymaha Dhijitaalka ah iyo Ka Jawaabista Shilalka Amniga Saaybarka kana tirsan Zayo Group, isla markaana ah aas-aasaha CyberBridge Institute
โ€ข Zakariye Cali Guurey โ€” Agaasimaha ICT-da & Amniga Saaybarka ee Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
โ€ข Dr. Cabdulqaadir Cali Xuseen โ€” Madaxa Teknoolojiyadda ee MyBank
Kusoo biir X Space-ka NCA Digital Talks adoo gujinaya link-ga hoose:

https://x.com/i/spaces/1qGvvvbgRQAGB?s=20

๐Ÿ—“๏ธ Taariikh: 21 Juun 2026
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 Fiidnimo
๐Ÿ“ Goobta: X Spaces

NCA Digital Talksโ€™s Space ยท Where live audio conversations happen

Hambalyo Munaasabadda Sannadka Cusub ee Hijriga ee 1448.
16/06/2026

Hambalyo Munaasabadda Sannadka Cusub ee Hijriga ee 1448.

Ciid Wanaagsan
26/05/2026

Ciid Wanaagsan

Wax ka yar hal saac ayaa ka haray kulanka caawa ee NCA Digital Talks. Si aad ugu biirtid kulankaas, fadlan guji link-ga ...
25/05/2026

Wax ka yar hal saac ayaa ka haray kulanka caawa ee NCA Digital Talks. Si aad ugu biirtid kulankaas, fadlan guji link-ga hoose:

https://twitter.com/i/spaces/1RJjppzwNEvKw

๐Ÿ•— 8:00 PM โ€“ 9:00 PM

๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐Œ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š, oo ah Madaxa Fulinta iyo mid kamid ah aasaasayaasha shirkadda Bixi Payments, ayaa ka mid ah martida caawa...
25/05/2026

๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐Œ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š, oo ah Madaxa Fulinta iyo mid kamid ah aasaasayaasha shirkadda Bixi Payments, ayaa ka mid ah martida caawa ka hadli doonta kulanka ugu horreeya ee NCA Digital Talks.

Si aad ugu biirtid kulanka caawa ee X Space-ka NCA Digital Talks, fadlan guji link-ga hoose:
https://twitter.com/i/spaces/1RJjppzwNEvKw

Address

Hamar Wayne
Mogadishu
BN03010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NCA Digital Talks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share