Somali Build Expo

Somali Build Expo Somali Build Expo is a network of Somali engineering professionals dedicated to developing the eng

Somali Build Expo, waxa ay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.Alle ha inaga...
10/03/2024

Somali Build Expo, waxa ay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa'ideysta kheyraadka faraha badan ee bisha barakeysan Ramadaan.

08/01/2024

๐‚๐š๐ฅ๐ฅ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐๐š๐ฉ๐ž๐ซ๐ฌ SEES๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’

Present your research at the Somali Engineering Exhibition Summit:

Why Choose SEES2024?

All authors receive a research presentation certificate. Each paper will be peer-reviewed to improve quality and credibility Broad online visibility:

Your paper gets a unique DOI for easy discovery, Google Scholar, and many other digital platforms Universal exposure to a diverse and knowledge-hungry audience.

SEES2024 Accepts papers (research, action research, case study, thesis, dissertation) from all fields or disciplines related to our work. NOTE: No submission fee, no editorial fee, no review fee

Submit your paper here:


08/01/2024

Waxaan bogaadinaynaa Shirkadda Dhismaha ๐—”๐˜‡๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜‚๐—ฝ oo ka mid ah ka qeyb galayaasha Bandhigga ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ. In aad qayb ka noqoto taabagaliyayaasha ๐—ฆ๐—˜๐—˜๐—ฆ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ waxa ay kuu suurogalinaysaa in aad soo bandhigato adeegyadaada.

08/01/2024

๐—ก๐—”๐—Ÿ๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—–๐—ข ๐— ๐—”๐—ฅ ๐—ช๐—”๐—Ÿ๐—•๐—”.

Injineer / Injineerad ma u diyaar garoowdey ka qeyb galka ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ท๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ oo markedii ugu horeyse aan ku qaban doono gudaha dalka.
Bandhiga Sees waxaa kasoo qeyb gali doona Injineero qubaro ah iyo aqoonyahano kala duwan Kuwaa oo soo jeedin doona, kana doodi doona ciwaano iyo xaalado hada taagan, Waa fursad weyn oo aad ku kobcin karto hal abuurkaaga iyo Wacyikaaga.

๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„ ๐—ป๐—ฎ ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—น๐—ผ


03/01/2024

๐—ก๐—”๐—Ÿ๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—–๐—ข ๐— ๐—”๐—ฅ ๐—ช๐—”๐—Ÿ๐—•๐—”.

Nala soco safarkeena inta aan isu diyaarinayno ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ฐ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ง๐ฃ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐,
Bandhiga #๐‘บ๐‘ฌ๐‘ฌ๐‘บ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’ waxuu noqon doonaa bandhigii ugu horeeyey ee noociisa ah ee dalka lagu qabto, nala soco oo ka warhaay baraheena Bulshada .

๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ฟ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„ ๐—ณ๐—ถ๐—น๐—น๐—ผ


01/01/2024
15/12/2023

๐—ž๐—จ ๐——๐—›๐—”๐—ช๐—”๐—”๐—ค๐—œ๐—ฆ:
Waxaa Sharaf wayn inoo ah in Wasaarada hawlaha guud, dib u dhiska iyo guryaynta ay tahay bahwadaagta Bandhiga Carwadda Injineeriyadda Soomaaliyeed. ( ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—˜๐˜…๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ฆ๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ถ๐˜ - ๐—ฆ๐—˜๐—˜๐—ฆ )

It is a great honor for us that the Ministry of Public Works, Reconstruction and Housing is a partner of the Somali Engineering Exhibition Summit.

30/10/2023

The Sees Summit is an event that provides an unparalleled opportunity to explore the latest trends, exchange knowledge, showcase advancements, and connect with industry professionals.

Address

Makkah Al Mukarama Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252613548024

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Build Expo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Build Expo:

Shortcuts

Share