Saba Construction And Real Estate

Saba Construction And Real Estate Initially founded as a small engineering consultancy firm.

Saba Construction & Real Estate is a dynamic and fast-growing company based in Mogadishu Somalia, established in June 2025 by a group of highly motivated and experienced civil engineers.

13/08/2026

SABA Construction & Real Estate

“We Build Quality. We Build Trust.”

SABA Construction & Real Estate — Waxay Rumaynaysaa Riyadaada.

Tayo • Kalsooni • Hufnaan • Dhisme Waara

Hambalyo 26-ka Juun!🇸🇴Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay geesinimada, halganka, iyo xorriyaddii Gobollada Waqo...
26/06/2026

Hambalyo 26-ka Juun!🇸🇴

Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay geesinimada, halganka, iyo xorriyaddii Gobollada Waqooyi ee la gaaray 26-kii Juun 1960.

SABA Construction & Real Estate waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabaddan qaran, iyadoo u rajaynaysa nabad, midnimo, iyo horumar waara.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Gobollada Waqooyi! 🇸🇴

🎓 Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed!Maanta waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare. Waxaan dha...
25/06/2026

🎓 Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed!

Maanta waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare. Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya. Guusha maanta waa bilowga fursado waaweyn oo berri ah.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa. 🇸🇴

Soomaaliyeed

Naqshad Casri ah, Tayo Sare leh!Guri laba dabaq ah oo leh naqshad Luxury ah, balakoon qurux badan, iyo qorsheyn xirfadee...
14/06/2026

Naqshad Casri ah, Tayo Sare leh!

Guri laba dabaq ah oo leh naqshad Luxury ah, balakoon qurux badan, iyo qorsheyn xirfadeed oo ku habboon qoyskaaga iyo maalgashigaaga.

61 6562894

SABA Construction & Real Estate — Waxaan u beddelnaa riyadaada dhismo dhab ah.

Jumma mubarak (يا الدين ءامنوا صلو عليه وسلموا تسليما)
12/06/2026

Jumma mubarak

(يا الدين ءامنوا صلو عليه وسلموا تسليما)




Naqshad casri ah, tayo sare leh, iyo dhismo qurux badan.SABA Construction & Real Estate waxay soo bandhigaysaa apartment...
11/06/2026

Naqshad casri ah, tayo sare leh, iyo dhismo qurux badan.

SABA Construction & Real Estate waxay soo bandhigaysaa apartment modern ah oo leh balkoonno waasac ah, hawo fiican, iyo qorsheyn xirfadeed oo ku habboon degaan iyo maalgashi.

📞 Nala soo xiriir: 61 6562894

SABA Construction & Real Estate — Waxaan u beddelnaa riyadaada dhismo dhab ah.


Waxaan Garab Taaganahay Omar Abdulkadir Artan 🇸🇴Saba Construction & Real Estate waxay si buuxda u garab taagan tahay gar...
10/06/2026

Waxaan Garab Taaganahay Omar Abdulkadir Artan 🇸🇴

Saba Construction & Real Estate waxay si buuxda u garab taagan tahay garsooreheena caalamiga ah "Omar Artan", oo ka mid ah astaamaha Soomaaliyeed ee sumcadda iyo sharafta dalkeenna ka dhex muujiyey fagaarayaasha caalamiga ah.

Hufnaanta, dadaalka, iyo kartida uu ku kasbaday kalsoonida heerarka ugu sarreeya ee kubadda cagta adduunka waxay dhiirrigelin u tahay jiilalka Soomaaliyeed ee maanta iyo kuwa berri.

Waxaan u rajeyneynaa guul, horumar, iyo in uu sii wado matalaadda sharafta leh ee Dalkeena .

Contact us

61 6562894

Adeegyo Dhisme oo Tayo Leh, Naqshado Casri ah!SABA Construction & Real Estate waxay bixisaa adeegyo dhammaystiran oo ay ...
09/06/2026

Adeegyo Dhisme oo Tayo Leh, Naqshado Casri ah!

SABA Construction & Real Estate waxay bixisaa adeegyo dhammaystiran oo ay ka mid yihiin naqshadeynta dhismayaasha, dhismaha, dayactirka, iyo qurxinta gudaha ( Interior Design). Waxaan u beddelaynaa fikraddaada mashruuc tayo sare leh oo waara.

Nala Soo xariir maanta Si aan U rumeyno Riyadaada

61 6562894

Riyadaada guri dhab ka dhig! SABA Construction & Real Estate waxay kuu dhiseysaa guri casri ah oo tayo sare leh, kana ta...
08/06/2026

Riyadaada guri dhab ka dhig!

SABA Construction & Real Estate waxay kuu dhiseysaa guri casri ah oo tayo sare leh, kana tarjumaya baahidaada iyo himilooyinkaaga.

61 6562894

**🌙 Jumco Mubaarak!**SABA Construction & Real Estate waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakeysan, nabad, caafimaad iyo barw...
05/06/2026

**🌙 Jumco Mubaarak!**

SABA Construction & Real Estate waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakeysan, nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Alle ha idinka aqbalo ducada iyo camalka wanaagsan.

📞 +252 616 562 894

Address

Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 05:00
Tuesday 09:00 - 05:00
Wednesday 09:00 - 05:00
Thursday 09:00 - 05:00
Saturday 09:00 - 05:00
Sunday 09:00 - 05:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saba Construction And Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share