Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary

Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary ku soo dhawaw waxbarasho hufan aan leheen midab takoor "IWM"

Dugsiga Al-tamaam model primary & secondary  ayaa ka qaybgashay xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.Munaasabaddan oo ...
22/11/2025

Dugsiga Al-tamaam model primary & secondary ayaa ka qaybgashay xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Munaasabaddan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa ka qabsoomtay Garoonka Cayaaraha Muqdisho.

Hambalyo markale macallimiinteenna Soomaaliyeed.

21/10/2025

Waa Qeyb ka mid ah ardeyda Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary

Waxaa  Saakay Exmkii u bilowdey Dugsiga Dhexe.Waxaana dardaaran buuxa  siiye Maamulaha Dugsiga AL-tamaam model primary&s...
21/10/2025

Waxaa Saakay Exmkii u bilowdey Dugsiga Dhexe.
Waxaana dardaaran buuxa siiye Maamulaha Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary

Saakay waxaa Dugsiga Al-Tamaam Model Primary& Secondary U bilowdey Exmkii ugu horeeyey Ee Sanad Dugsiyeedka 2025_2026.Mo...
20/10/2025

Saakay waxaa Dugsiga Al-Tamaam Model Primary& Secondary U bilowdey Exmkii ugu horeeyey Ee Sanad Dugsiyeedka 2025_2026.

Monthly Examination, Monthly One.

Hadafkeyna waa Tacliin Iyo Tayo.

21/08/2025

๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ |
๐€๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ฌ ๐จ๐ฉ๐ž๐ง.
Maamulka Dugsiga Al - Tamaam waxow ugu bishaaraynayaan dhammaan dadweynaha jecel waxbarashada in ๐ˆ๐’๐๐Ž๐‘๐ˆ๐’๐“๐€ Dugsiga ee Ardayda Cusub ee Sanad Dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ay si habsami leh ugu socoto Xarunta Dugsiga ee hadda Isdiiwaangeli.

Kusoo biir Dugsiga AL - TAMAAM oo u door ubadkaaga. "AL - TAMAAM ๐—ช๐—”๐—” HALKA AY KA BILABATO GUUSHAADA".

Wixii Faah-faahin dheeri ah nagala soo xiriir
Tell:- 615153637/0617673972

Waxaan maanta u bilowdey dugsiga AL-tamaam model primary&secondaryExmkii finalka ahaa Guul Iyo Gobanimo
21/06/2025

Waxaan maanta u bilowdey dugsiga AL-tamaam model primary&secondaryExmkii finalka ahaa

Guul Iyo Gobanimo

05/06/2025

๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง dhammaan Ummadda Muslimiinta meel walba oo ay joogaan munaasabada ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š๐š awgeed.

Si gaar ah Maamulka iyo Macallimiinta iyo guud ahaan ardayda iskuulka AL-tamaam model primary&secondary waxaan idin leenahay ๐‚๐ข๐ข๐ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง kuna ciida farxad iyo barwaaqo.


Ustaad Axmed Usmaan Gacal, waa mid ka mid ah macalimiinta  dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY ayaa waxow ku doons...
28/05/2025

Ustaad Axmed Usmaan Gacal, waa mid ka mid ah macalimiinta dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY ayaa waxow ku doonsiiye fasalka G8 Ee dugsiga dhexe 50$.

Waxayna kaalinta 2โ€™aad ka galeen Tartaka ciyaaraha, kaas oo u dhaxeeye dhamaan fasalada SCHOOLKA.

Maamulka Dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY Ayaa H**e u Sheege in kaalinta 2โ€™aad in lasii doono 50$ halka kaalinta 1โ€™aad lasiin doono 100$

โ€œMahadsanidiin"

MAAMULAHa dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY ayaa waxow ku doonsiiye fasalka 1โ€™aad Ee dugsiga Sarre  100$.Waxayna...
28/05/2025

MAAMULAHa dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY ayaa waxow ku doonsiiye fasalka 1โ€™aad Ee dugsiga Sarre 100$.

Waxayna kaalinta 1'aad ka galeen Tartan ciyaareedka kubbadda cagta, kaas oo u dhaxeeye dhamaan fasalada SCHOOLKA.

Maamulka Dugsiga AL_TAMAAM MODEL PRIMARY&SECONDARY Ayaa H**e u sheegay in kaalinta 1'aad lasiin doono 100$ halka kaalinta 2'aad lasiin doono 50$

"Mahadsanidiin"

Fasalka 4โ€™aad Ee dugsiga Sarre ayaa qaar ka mid ah, gudoonsiiye Hadiyado Qaali ah macalimiinta Dugsiga AL-tamaam model p...
24/05/2025

Fasalka 4โ€™aad Ee dugsiga Sarre ayaa qaar ka mid ah, gudoonsiiye Hadiyado Qaali ah macalimiinta Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary.

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Tuesday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Friday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00

Telephone

+252615981329

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dugsiga AL-tamaam model primary&secondary:

Share