Somali Engineering Exhibition Summit

Somali Engineering Exhibition Summit Bandhiga carwadda Injineeriyada Soomaaliyeed

Jimca wanaagsan.
16/02/2024

Jimca wanaagsan.


Waxaa Sharaf wayn inoo ah in 𝗠𝗶𝗱𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗲𝗻𝗮𝗱𝗶𝗿 ay yahiin bahwadaagta Bandhiga Carwadda Injineeriyadda ...
03/02/2024

Waxaa Sharaf wayn inoo ah in 𝗠𝗶𝗱𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗲𝗻𝗮𝗱𝗶𝗿 ay yahiin bahwadaagta Bandhiga Carwadda Injineeriyadda Soomaaliyeed. ( 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗘𝗻𝗴𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝗻𝗴 𝗘𝘅𝗵𝗶𝗯𝗶𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗦𝘂𝗺𝗺𝗶𝘁 - 𝗦𝗘𝗘𝗦 )

It is a great honor for us that the 𝗕𝗲𝗻𝗮𝗱𝗶𝗿 𝗥𝗲𝗴𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗘𝗻𝗴𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝘀 𝗨𝗻𝗶𝗼𝗻 is a partner of the Somali Engineering Exhibition Summit.


22/01/2024

𝗘𝗻𝗴. 𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗦𝗮𝗲𝗱 𝗬𝘂𝘀𝘀𝘂𝗳, Hormuudka kuliyadda Injineeriyada ee Jaamacadda Hormuud University جامعة هرمود .

Hormuud University جامعة هرمود waxa ay qeyb ka noqon doonaan bandhigga carwada Injineeriyadda Soomaaliyeed
--------------------

,

21/01/2024

Waxaan bogaadinaynaa Shirkadda Laas Architects + Engineers oo ka mid ah taaba geliyaasha Bandhigga 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱.

In aad qayb ka noqoto taabagaliyayaasha 𝗦𝗘𝗘𝗦𝟮𝟬𝟮𝟰 waxa ay kuu suurogalinaysaa in aad soo bandhigato adeegyadaada.

Waxaan bogaadinaynaa Shirkadda Qalabka Dhismaha Al-Habiib General Trading Co.  oo ka mid ah taaba geliyaasha Bandhigga 𝗖...
10/01/2024

Waxaan bogaadinaynaa Shirkadda Qalabka Dhismaha Al-Habiib General Trading Co. oo ka mid ah taaba geliyaasha Bandhigga 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱.

In aad qayb ka noqoto taabagaliyayaasha 𝗦𝗘𝗘𝗦𝟮𝟬𝟮𝟰 waxa ay kuu suurogalinaysaa in aad soo bandhigato adeegyadaada.

𝐂𝐚𝐥𝐥 𝐟𝐨𝐫 𝐏𝐚𝐩𝐞𝐫𝐬 SEES𝟐𝟎𝟐𝟒  Present your research at the Somali Engineering Exhibition Summit: Why Choose SEES2024?All aut...
08/01/2024

𝐂𝐚𝐥𝐥 𝐟𝐨𝐫 𝐏𝐚𝐩𝐞𝐫𝐬 SEES𝟐𝟎𝟐𝟒

Present your research at the Somali Engineering Exhibition Summit:

Why Choose SEES2024?

All authors receive a research presentation certificate. Each paper will be peer-reviewed to improve quality and credibility Broad online visibility:

Your paper gets a unique DOI for easy discovery, Google Scholar, and many other digital platforms Universal exposure to a diverse and knowledge-hungry audience.

SEES2024 Accepts papers (research, action research, case study, thesis, dissertation) from all fields or disciplines related to our work. NOTE: No submission fee, no editorial fee, no review fee

Submit your paper here:


Waxaan bogaadinaynaa Shirkadda Dhismaha 𝗔𝘇𝗵𝗮𝗮𝗿 𝗚𝗿𝗼𝘂𝗽 oo ka mid ah ka qeyb galayaasha Bandhigga 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼...
06/01/2024

Waxaan bogaadinaynaa Shirkadda Dhismaha 𝗔𝘇𝗵𝗮𝗮𝗿 𝗚𝗿𝗼𝘂𝗽 oo ka mid ah ka qeyb galayaasha Bandhigga 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱. In aad qayb ka noqoto taabagaliyayaasha 𝗦𝗘𝗘𝗦𝟮𝟬𝟮𝟰 waxa ay kuu suurogalinaysaa in aad soo bandhigato adeegyadaada.

𝗡𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢 𝗠𝗔𝗥 𝗪𝗔𝗟𝗕𝗔.Injineer / Injineerad ma u diyaar garoowdey ka qeyb galka 𝗕𝗮𝗻𝗱𝗵𝗶𝗴𝗴𝗮 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆...
05/01/2024

𝗡𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢 𝗠𝗔𝗥 𝗪𝗔𝗟𝗕𝗔.

Injineer / Injineerad ma u diyaar garoowdey ka qeyb galka 𝗕𝗮𝗻𝗱𝗵𝗶𝗴𝗴𝗮 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗜𝗻𝗷𝗶𝗻𝗲𝗲𝗿𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 oo markedii ugu horeyse aan ku qaban doono gudaha dalka.
Bandhiga Sees waxaa kasoo qeyb gali doona Injineero qubaro ah iyo aqoonyahano kala duwan Kuwaa oo soo jeedin doona, kana doodi doona ciwaano iyo xaalado hada taagan, Waa fursad weyn oo aad ku kobcin karto hal abuurkaaga iyo Wacyikaaga.

𝗚𝗼𝗼𝗿 𝗱𝗵𝗮𝘄 𝗻𝗮 𝗳𝗶𝗹𝗹𝗼


04/01/2024

𝐏𝐫𝐨𝐟 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐀𝐥𝐚𝐬𝐨𝐰, Hormuudka kuliyadda Injineeriyada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay qeyb ka noqon doonaan bandhigga carwada Injineeriyadda Soomaaliyeed

--------------------
𝐏𝐫𝐨𝐟 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐀𝐥𝐚𝐬𝐨𝐰 Dean Faculty of Engineering .

Somali National University will participate in the Somali Engineering Exhibition Summit .

,

𝗡𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢 𝗠𝗔𝗥 𝗪𝗔𝗟𝗕𝗔.Nala soco safarkeena inta aan isu diyaarinayno 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐣𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝,Bandhi...
03/01/2024

𝗡𝗔𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢 𝗠𝗔𝗥 𝗪𝗔𝗟𝗕𝗔.

Nala soco safarkeena inta aan isu diyaarinayno 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐧𝐣𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝,
Bandhiga #𝑺𝑬𝑬𝑺𝟐𝟎𝟐𝟒 waxuu noqon doonaa bandhigii ugu horeeyey ee noociisa ah ee dalka lagu qabto, nala soco oo ka warhaay baraheena Bulshada .

𝗚𝗼𝗼𝗿 𝗱𝗵𝗮𝘄 𝗳𝗶𝗹𝗹𝗼


01/01/2024

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 Al-Habiib General Trading Co. oo ka mid ah shirkadaha qalabka dhismaha keena dalka kuwooda ugu faca wayn ayaa qayb ka ah Bandhigga Carwadda Injineeriyada Soomaaliyeed #𝐒𝐄𝐄𝐒𝟐𝟎𝟐𝟒 ee dhacaya Febraayo 2024.

,

Address

Maka Almukarama, Waberi Distric
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Engineering Exhibition Summit posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Engineering Exhibition Summit:

Share