Engineering Advancement Group - E.A.G

  • Home
  • Engineering Advancement Group - E.A.G
Website

Engineering Advancement Group - E.A.G Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Engineering Advancement Group - E.A.G, Engineering service, Km4, .

07/10/2020

Somali Association for Training and Social Development waxay ardayda Soomaaliyeed ee ka qalin jabisay dugsiyada sare u haysaa deeq waxbarasho taas oo ay ka heli karaan kuliyadaha ay rabaan

Engineering advancement group ayaa manta qabatay siminaarki ciwaankiisu aha (HOW TO CHOOSE YOUR FACULTY AND WHAT ARE THE...
07/07/2018

Engineering advancement group ayaa manta qabatay siminaarki ciwaankiisu aha
(HOW TO CHOOSE YOUR FACULTY AND WHAT ARE THE MOST FAMOUS FACULTIES IN THE WORLD).
Siminaarka ayaa u qabsoomay si qurux bdn, waxaana ka soo qeyb galay arday oo run ahaanti si fcn uga faa'ideystay.
Waxaa simaanrka si qurux bdn u soo jeediyay dhawr macallimiin oo isugu jira injineero iyo dhakhaatiir sida:
Engnr Abdullahi Abdisamad
Engnr Ahmed Abdi Ali
Dr Abdurrahman Mohamed Abdulqadir
Engnr Hassan Mohamed hussein
Waxaa barnaamajka inoo furay gudoomiya Engineering Advancement group Engr Abdimalik Mohamed oo run ahaanti ardada u soo jeediyay talooyin wax ku ool.
Waxaa kaloo kalmado gaagaaban qaatay qaar kamid ah ardeyda loo qabtay simanaarka.
Simaanaarka waxaa lagu qabtay hoolka jmcdda Abrar.
Bal nala fiiri qaar kamid ah sawiradii la qaaday oo run ahaanti aad u qurux bdnaa.

Xarunta tawabarada Engineering Advancement Group waxay ku wargelineysaa dhammaan ardayda ka soo qalin jebisay dugsiyada ...
04/07/2018

Xarunta tawabarada Engineering Advancement Group waxay ku wargelineysaa dhammaan ardayda ka soo qalin jebisay dugsiyada sare inay u qaban doonto Siminaar ku saabsan sida ay u dooran karaan takhasuskooda jaamacadeed iyo takhasusaadka ugu caansan dunida (HOW TO CHOOSE YOUR FACULTY AND WHAT ARE THE MOST FAMOUS FACALTIES IN THE WORLD?).
Waxaa soo jeedin doona Eng.Abdullahi Abdisamad
Goorta: sabti 07 - 07 – 2018
Saacadda: (7:30Am - 90:00AM)
Goobta: Hoolka Jaamacadda Abraar
Wxixii faafahin ah kala so xariir
0618005087, 0615762605
Ama qeybta hoose numbarkaaaga noogu reeb

Address

Km4

252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Engineering Advancement Group - E.A.G posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed engineering company?

Share