Warshadda biyaha Axsan Pure Mineral Water

Warshadda biyaha Axsan Pure Mineral Water poga saxda ah ee Axsan Pure Mineral Water

Axsan water kafilo in kabadan filashadaada mar walba goorkasta iyo goob walba
26/04/2026

Axsan water kafilo in kabadan filashadaada
mar walba goorkasta iyo goob walba

26/04/2026
Assallamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatu,waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel...
18/02/2026

Assallamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatu,

waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakaysan
ee Curashada Bisha Ramadaan.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faa’iidaysta kheyrkeeda, dambi-dhaafkeeda iyo naxariisteeda Alle bishan innoogu bishaareeyay.
Bisha Ramadaan waxaan rajaynayaa in ay noqoto mid guud ahaan laga faa’iidaysto, dalku nabad, midnimo iyo isu-tanaasul ku gaaro bishan bisheeda kale, guud ahaan shacbka Soomaaliyeed bil ay gacmaha isqabsadaan oo u naxariistaan kuwa baahan.
Ramadaan Kariim.

23/11/2025
Ciid Mubarak Dhamaan Macaamiisha Warshadda Biyaha Axsan Iyo Umadda Soomaaliyeed
06/06/2025

Ciid Mubarak Dhamaan Macaamiisha Warshadda Biyaha Axsan Iyo Umadda Soomaaliyeed

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warshadda biyaha Axsan Pure Mineral Water posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share