Banaadir Gas

Banaadir Gas Leading LPG Somalia
Call us 2030
Dalbo Hada Hel.

Murug iyo welwel Jikadaada boos kuma laha marba Banaadir Gas haddii aad isticmaalayso. ๐Ÿ˜„๐Ÿ”ฅBanaadir Gas wuxuu kuu sahlayaa...
02/08/2026

Murug iyo welwel Jikadaada boos kuma laha marba Banaadir Gas haddii aad isticmaalayso. ๐Ÿ˜„๐Ÿ”ฅ

Banaadir Gas wuxuu kuu sahlayaa inaad cuntadaada ku diyaariso deganaan, kalsooni iyo raaxo.

Hadda dalbo, hadda hel!
๐Ÿ“ž Wac 2030 ama la xiriir

Subax, duhur iyo habeen, Banaadir Gas waa saaxiibka jikadaada.Hadda dalbo, hadda hel!๐Ÿ“ž Wac 2030 ama la xiriir
04/07/2026

Subax, duhur iyo habeen, Banaadir Gas waa saaxiibka jikadaada.

Hadda dalbo, hadda hel!
๐Ÿ“ž Wac 2030 ama la xiriir

Hambalyo Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ‰Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa 1...
01/07/2026

Hambalyo Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ‰

Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynaynaa 1-da Luulyo, maalinta qiimaha badan ee xorriyadda iyo midnimada.

Alle ha inagu gaarsiiyo sannadkan kiisa kale Soomaaliya oo nabad, midnimo iyo barwaaqo ah. Aamiin. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Garsoore ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐‚๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง, waxaad astaan u tahay dadaal, hufnaan iyo guul Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMagacaaga iyo waxqabadkaagu waxay ...
10/06/2026

Garsoore ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐‚๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง, waxaad astaan u tahay dadaal, hufnaan iyo guul Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Magacaaga iyo waxqabadkaagu waxay sare u qaadeen sumcadda Soomaaliya, iyagoo dhiirrigelin u noqday kumannaan dhallinyaro ah.

Waxaan kuugu hambalyeynaynaa heerka aad gaartay, waxaana kuu rajaynaynaa mustaqbal ka sii ifaya iyo guulo waaweyn.

Soomaaliya mar walba way kugu faani doontaa.

Gaas tayo leh, adeeg degdeg ah, iyo kalsooni joogto ah! ๐Ÿ”ฅBanaadir Gas waxay kuu keentay xalka ugu fudud ee baahiyaha gaa...
02/06/2026

Gaas tayo leh, adeeg degdeg ah, iyo kalsooni joogto ah! ๐Ÿ”ฅ
Banaadir Gas waxay kuu keentay xalka ugu fudud ee baahiyaha gaaska guri, ganacsi, iyo meel kasta oo aad joogto.

Hadda dalbo, hadda hel!
๐Ÿ“ž Wac 2030 ama la xiriir

Hambalyo Ciid wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan bahda Banaadir Gas. Waxaan Alle ka baryaynaa inuu ciidah...
26/05/2026

Hambalyo Ciid wanaagsan dhammaan ummadda muslimiinta gaar ahaan bahda Banaadir Gas. Waxaan Alle ka baryaynaa inuu ciidaha xiga nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo horumar.

Qoys walba wuxuu mudan yahay adeeg tayo leh iyo gas lagu kalsoonaan karo. ๐Ÿ”ฅBanaadir Gas intaba waa ay kulansatay.Hada Da...
19/05/2026

Qoys walba wuxuu mudan yahay adeeg tayo leh iyo gas lagu kalsoonaan karo. ๐Ÿ”ฅ

Banaadir Gas intaba waa ay kulansatay.

Hada Dalbo, Hada Hel.
๐Ÿ“ž Kaliya Wac: 2030
๐Ÿ  Si deg deg ah ayaa laguugu keenaya adiga oo gurigaaga jooga.

Banaadir Gas
โ€œBadbaadada iyo adeegga aad mudan tahay.โ€

04/05/2026

Waxaan ku faraxsannahay inaan taabbo-gelinay oo sponsor ka noqonay kulan kubadda cagta ah oo xiiso badan, kaas oo ay isugu yimaadeen dhallinyarada caanka ka ah Social Media-ha iyo Wariyaasha Soomaaliyeed.

Ujeeddada kulankan waxay ahayd inaan xoojino is-dhexgalka bulshada, dhiirrigelino wadajirka dhallinyarada, isla markaana abuurno madal farxad, ciyaar-wanaag iyo isbarasho ku dhisan.

Kulanku wuxuu ku soo dhammaaday jawi qurux badan, waxaana guusha 5โ€“4 ku raacday Wariyaasha Soomaaliyeed.

Banaadir Gas waxaan garab taagannahay bulshada, ciyaaraha iyo isku xirnaanta dhalinyarada Soomaaliyeed. โšฝ๐Ÿ”ฅ

Waxaan ku faraxsannahay inaan taabbo-gelinay kulan kubadda cagta ah oo xiiso badan, kaas oo ay isugu yimaadeen dhallinya...
04/05/2026

Waxaan ku faraxsannahay inaan taabbo-gelinay kulan kubadda cagta ah oo xiiso badan, kaas oo ay isugu yimaadeen dhallinyarada caanka ka ah Social Media-ha iyo Wariyaasha Soomaaliyeed.

Ujeeddada kulankan waxay ahayd inaan xoojino is-dhexgalka bulshada, dhiirrigelino wadajirka dhallinyarada, isla markaana abuurno madal farxad, ciyaar-wanaag iyo isbarasho ku dhisan.

Kulanku wuxuu ku soo dhammaaday jawi qurux badan, waxaana guusha 5โ€“4 ku raacday Wariyaasha Soomaaliyeed.

Banaadir Gas waxaan garab taagannahay bulshada, ciyaaraha iyo isku xirnaanta dhalinyarada Soomaaliyeed. โšฝ๐Ÿ”ฅ

Super SundayStadium: Bagax | 4:00PM
03/05/2026

Super Sunday
Stadium: Bagax | 4:00PM

Address

Km4 Area Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banaadir Gas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category