Banaadir Bricks and Blocks

Banaadir Bricks and Blocks Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Banaadir Bricks and Blocks, Construction Company, Mogadishu.

Waxaan soo saarnaa bulukeeti ka xoog badan sida aad moodayso, si dhismahaagu u noqdo mid ammaan ah oo raaga.
10/01/2026

Waxaan soo saarnaa bulukeeti ka xoog badan sida aad moodayso, si dhismahaagu u noqdo mid ammaan ah oo raaga.

Bisha Rajab waa mid ka mid ah afarta bilood ee Alle SWT sharafta gaarka ah siiyey. Waxaa ka mid ah sunnaha Nabigeenna su...
02/01/2026

Bisha Rajab waa mid ka mid ah afarta bilood ee Alle SWT sharafta gaarka ah siiyey. Waxaa ka mid ah sunnaha Nabigeenna suuban NNKH in marka la gaaro bisha Rajab uu akhrisan jiray ducadan "Ilaahow noo barakee Rajab iyo Shacbaan, na gaarsii Ramadaan".

Bulukeetigeena waa gaashaanka koowaad ee ka hortaga masiibooyinka dabka ee ka dhasha korontada ama jikada.
31/12/2025

Bulukeetigeena waa gaashaanka koowaad ee ka hortaga masiibooyinka dabka ee ka dhasha korontada ama jikada.

Xalka Mashaariicda waaweyn waa bulukeeti tayo leh oo xilligii loogu talagalay ku soo gaara.
29/12/2025

Xalka Mashaariicda waaweyn waa bulukeeti tayo leh oo xilligii loogu talagalay ku soo gaara.

Bulukeetiga adag ee tayada leh wuxuu kordhiyaa cimriga dhismaha, isagoo yareeya baahida dayactirka joogtada ah. Tani wax...
28/12/2025

Bulukeetiga adag ee tayada leh wuxuu kordhiyaa cimriga dhismaha, isagoo yareeya baahida dayactirka joogtada ah. Tani waxay badbaadisaa khayraadka dabiiciga ah maadaama ay yaraanayso baahida loo qabo agab cusub.

27/12/2025

Si aan u haqabtirno baahida sii kordheysa ee mashaariicda dhismaha casriga ah, waxaan idin diyaarinay bulukeetiga cabiradiisa kala duwan ee loo adeegsado dhammaan noocyada kala duwan ee dhismayaasha sida masaajidada, Dabaqyada, Villo-yinka iyo mashaariicda waaweyn.

Cimiladu si joogto ah ayey isku badelaan, laakiin tayada Bulukeetiga Banadir Bricks waa mid joogto ah.
23/12/2025

Cimiladu si joogto ah ayey isku badelaan, laakiin tayada Bulukeetiga Banadir Bricks waa mid joogto ah.

Maanta dooro tayada, si aad mustaqbalka fog u hesho dhaxal waara.
22/12/2025

Maanta dooro tayada, si aad mustaqbalka fog u hesho dhaxal waara.

Cimri-dhererka dhismahaagu wuxuu ku xiran yahay tayada bulukeetiga aad doorato, Hadaba dooro Banadir Bricks — halka taya...
21/12/2025

Cimri-dhererka dhismahaagu wuxuu ku xiran yahay tayada bulukeetiga aad doorato, Hadaba dooro Banadir Bricks — halka tayada iyo adkeysigu ku kulmaan.

Isa Saarka la sheegaba waa Bulukeeti kulansaday Tayo iyo Qurux.
18/12/2025

Isa Saarka la sheegaba waa Bulukeeti kulansaday Tayo iyo Qurux.

Dooro Tayada Banadir Bricks si dhismahaagu unoqdo mid waafaqsan heerka caalamiga ah ee tayada.
15/12/2025

Dooro Tayada Banadir Bricks si dhismahaagu unoqdo mid waafaqsan heerka caalamiga ah ee tayada.

Bulukeetiga adkaha ah waa mid ka caagan dildilaaca iyo Dayactirka, hadaba dooro bulukeeti adke ah si dhismahaaga u noqdo...
13/12/2025

Bulukeetiga adkaha ah waa mid ka caagan dildilaaca iyo Dayactirka, hadaba dooro bulukeeti adke ah si dhismahaaga u noqdo adke.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banaadir Bricks and Blocks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share