Maal General Trading Co.

Maal General Trading Co. Farqigu waa Dhadhanka.

π’π€π€πƒπ€π€π‹πˆ 𝐎𝐎 πŠπ” π†π”π”π‹π„π˜π’πŽ $𝟏𝟎Natiijada ciyaarta Kooxaha ARGENTINA 𝗩𝗦 SPAIN.Shuruudaha.β€’Follow dheh page-kaβ€’Share-Gareey po...
19/07/2026

π’π€π€πƒπ€π€π‹πˆ 𝐎𝐎 πŠπ” π†π”π”π‹π„π˜π’πŽ $𝟏𝟎
Natiijada ciyaarta Kooxaha ARGENTINA 𝗩𝗦 SPAIN.

Shuruudaha.
β€’Follow dheh page-ka
β€’Share-Gareey post-ga oo lawadaag saaciibadaada.

πŸ“ 𝘣𝘰𝘰𝘲o 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 614555000 ama 615489885
πŸ“² Maal General Trading Co.

Macaamiilkena qiimaha badan, haddii aad raadinayso cabitaan Tamar iyo dhadhan macaan leh, Lavita ayaa ku sugaysa.πŸ“¦ Dalbo...
16/07/2026

Macaamiilkena qiimaha badan, haddii aad raadinayso cabitaan Tamar iyo dhadhan macaan leh, Lavita ayaa ku sugaysa.

πŸ“¦ Dalbo hadda oo ku raaxayso dhadhanka gaarka ah ee Lavita.

πŸ“ž Wixii dalab iyo faahfaahin ah nala soo xiriir:
+252 61 4555000 | +252 61 5489885

π’π€π€πƒπ€π€π‹πˆ 𝐎𝐎 πŠπ” π†π”π”π‹π„π˜π’πŽ $𝟏𝟎Natiijada ciyaarta Kooxaha PORTUGAL 𝗩𝗦 SPAIN.Shuruudaha.β€’Follow dheh page-kaβ€’Share-Gareey pos...
06/07/2026

π’π€π€πƒπ€π€π‹πˆ 𝐎𝐎 πŠπ” π†π”π”π‹π„π˜π’πŽ $𝟏𝟎
Natiijada ciyaarta Kooxaha PORTUGAL 𝗩𝗦 SPAIN.

Shuruudaha.
β€’Follow dheh page-ka
β€’Share-Gareey post-ga oo lawadaag saaciibadaada.

πŸ“ 𝘣𝘰𝘰𝘲o 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 614555000 ama 615489885
πŸ“² Maal General Trading Co.

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™ HAMBALYO MAALINTA XORRIYADDA SOOMAALIYA πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄Munaasabadda 1-da Luulyo awgeed, Maal General Trading Co. waxay hambalyo ...
30/06/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™ HAMBALYO MAALINTA XORRIYADDA SOOMAALIYA πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄

Munaasabadda 1-da Luulyo awgeed, Maal General Trading Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

1-da Luulyo waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah halgankii, midnimadii iyo geesinimadii ay awoowayaasheen ku gaareen xorriyadda.

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™ HAMBALYO MAALINTA XORRIYADDA SOOMAALIYA πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄Munaasabadda 26-ka Juun awgeed, MAAL General Trading Co. waxay hambalyo i...
25/06/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™ HAMBALYO MAALINTA XORRIYADDA SOOMAALIYA πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄

Munaasabadda 26-ka Juun awgeed, MAAL General Trading Co. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

26 Juun waa maalin taariikhi ah oo astaan u ah halgankii, midnimadii iyo geesinimadii ay awoowayaasheen ku gaareen xorriyadda.

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya!
πŸ“… 26 June 1960 – 26 June 2026

20/06/2026

Ma ogtahay in markii π€πŒπˆπˆπ‘πŽ uu khiyaanay π‚π€π‹πˆ π€π€πŒπˆπ Ay ku badbaaday cabidda cabitaanka Lavita.😁

πŸ“ 𝘏𝘦𝘭 π˜“π˜’π˜·π˜ͺ𝘡𝘒 𝘒π˜₯π˜ͺ𝘨𝘰𝘰 𝘣𝘰𝘰𝘲𝘒𝘯𝘒𝘺𝘒 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 4555000 / +252 615489885
πŸ“² Maal General Trading Co.

JUMCA KARIIM.Qurxi maalin-kaaga iyo Farxada Maalinta Jumco oo Hada Cab Cabitaan-keena.πŸ“ 𝘣𝘰𝘰𝘲o 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ...
18/06/2026

JUMCA KARIIM.
Qurxi maalin-kaaga iyo Farxada Maalinta Jumco oo Hada Cab Cabitaan-keena.

πŸ“ 𝘣𝘰𝘰𝘲o 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 4555000
πŸ“² Maal General Trading Co.

Cabitaanadeena Ku ilow Daalka iyo Haraadka "Oonka".πŸ“ 𝘣𝘰𝘰𝘲o 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.πŸ“ž Nala s...
09/06/2026

Cabitaanadeena Ku ilow Daalka iyo Haraadka "Oonka".

πŸ“ 𝘣𝘰𝘰𝘲o 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 4555000
πŸ“² Maal General Trading Co.

🍍 Sii dalbo dalabkaaga maanta, dhawaan waa diyaar Lavita Pineapple!πŸ“ 𝘏𝘦𝘭 π˜“π˜’π˜·π˜ͺ𝘡𝘒 𝘒π˜₯π˜ͺ𝘨𝘰𝘰 𝘣𝘰𝘰𝘲𝘒𝘯𝘒𝘺𝘒 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³...
01/06/2026

🍍 Sii dalbo dalabkaaga maanta, dhawaan waa diyaar Lavita Pineapple!

πŸ“ 𝘏𝘦𝘭 π˜“π˜’π˜·π˜ͺ𝘡𝘒 𝘒π˜₯π˜ͺ𝘨𝘰𝘰 𝘣𝘰𝘰𝘲𝘒𝘯𝘒𝘺𝘒 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 4555000
πŸ“² Maal General Trading Co.

πŸŽ‰ Ciid WanaagsanShirkadda Maal General Trading Co. waxay idiin rajeyneysaa farxad, caafimaad iyo barwaaqo munaasabadda b...
26/05/2026

πŸŽ‰ Ciid Wanaagsan

Shirkadda Maal General Trading Co. waxay idiin rajeyneysaa farxad, caafimaad iyo barwaaqo munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa. 🀍

Ku ciideyso cabitaannada aad jeceshahay sida:
πŸ₯€ Sky View
🍏 Lavita

πŸ“ 𝘣𝘰𝘰𝘲o 𝘹𝘒𝘳𝘢𝘯𝘡𝘒 π˜”π˜’π˜’π˜­ 𝘎𝘦𝘯𝘦𝘳𝘒𝘭 π˜›π˜³π˜’π˜₯π˜ͺ𝘯𝘨 𝘊𝘰. 𝘦𝘦 π˜‰π˜ˆπ˜’π˜ˆπ˜ˆπ˜™π˜–, π˜šπ˜–π˜”π˜ˆπ˜“π˜π˜ˆ.
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 4555000
πŸ“² Maal General Trading Co.
See less

Address

Bakaaro
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maal General Trading Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share