Somali Technical Certified

Somali Technical Certified STC waxa ay bixisaa aqoonsi rasmi shahaadoyin dadka xirfadaha leh ee aan heysan shahaadada

Hoyga xirfadaha casriga ah Ku biir maanta oo baro koorsooyinka ugu muhiimsan ee suuqa shaqadu u baahan yahay1.Data Analy...
01/12/2025

Hoyga xirfadaha casriga ah Ku biir maanta oo

baro koorsooyinka ugu muhiimsan ee suuqa shaqadu u baahan yahay

1.Data Analysis
2.Report Writing
3.Graphic Design

Wax walba si bilaash ah ayaad u baraneysaa
kaliya iska diiwaangeli 10$ oo hel.
🎓 Course free ah
🎓 Shahaado rasmi ah

Ku bilow safarka xirfaddaada maanta
Somali Technical Certified

29/11/2025

Somali Technical Certified Waa xarun lagu barto xirfado si bilaash, loona diyaariyey dhallinyarada doonaysa in ay helaan xirfad shaqo abuur leh.

Sidoo kale,Somali Technical Certified waxay fursad gaar ah siisaa dadka leh xirfado h**e laakiin aan heysan shahaado, si ay u helaan shahaado rasmi ah oo caddeyneysa waxa ay soo barteen iyo heerka ay ku shaqeyn karaan.

STC — Recognizing Skills, Certifying Competence.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Technical Certified posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share