SECO Contractors

SECO Contractors From design to reality we build with passion and precision.

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐งWaxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Farxadda Munaasabadda Ciidu...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง
Waxaan ugu hambalyeyneynaa dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed Farxadda Munaasabadda Ciidul Al-adha.

Waxaan mudnaanta siinnaa inaan ku wareejino furihii dhismaha annagoo ilaalinayna waqtigii aan ku heshiinnay macmiilka. K...
18/05/2026

Waxaan mudnaanta siinnaa inaan ku wareejino furihii dhismaha annagoo ilaalinayna waqtigii aan ku heshiinnay macmiilka. Kalsoonidaada ayaa ah guusheena.

Tayada qalabka dhismaha waxa ay muhiim u tahay cimriga dhismaha.
13/05/2026

Tayada qalabka dhismaha waxa ay muhiim u tahay cimriga dhismaha.

Jumca wanaagsan
08/05/2026

Jumca wanaagsan

Structural Engineer waa laf dhabarka dhismaha wuxuu hubiyaa in gurigaaga ama mashruucaagu yahay mid adag.
04/05/2026

Structural Engineer waa laf dhabarka dhismaha wuxuu hubiyaa in gurigaaga ama mashruucaagu yahay mid adag.

Anagoo kaashanayna aqoonta iyo khibradda aan u leenahay dhismaha, waxaan bulshada u qabannaa ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ...
25/04/2026

Anagoo kaashanayna aqoonta iyo khibradda aan u leenahay dhismaha, waxaan bulshada u qabannaa ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ง.

Dhismaha casriga ah wuxuu u baahan yahay aqoon, qorshe iyo farsamo sare.
23/04/2026

Dhismaha casriga ah wuxuu u baahan yahay aqoon, qorshe iyo farsamo sare.

Marka guri la dhisayo, ๐‡๐ฎ๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š (๐๐ฎ๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ) waa mid aad muhiim u ah sababtoo ah waxay si toos ah u saameyney...
13/04/2026

Marka guri la dhisayo, ๐‡๐ฎ๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š (๐๐ฎ๐š๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ) waa mid aad muhiim u ah sababtoo ah waxay si toos ah u saameyneysaa badbaadada, cimriga, iyo qiimaha guriga.

Waxaan u taaganahay horumarinta bulshada anagoo bixinayna adeegyo dhisme oo dhammeystiran oo casri ah.
05/04/2026

Waxaan u taaganahay horumarinta bulshada anagoo bixinayna adeegyo dhisme oo dhammeystiran oo casri ah.

Address

Taleex Tcc Building
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SECO Contractors posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share