07/02/2026
Shubka mashruucan G+15 ah waxaa
fulinaysa Kafiye Construction Service, iyadoo si buuxda loo ilaalinayo heerarka tayada, loona adeegsanayo isku-dar sax ah, kormeer joogto ah, iyo tijaabooyin joogto ah