Dream House designs is a modern consultancy, designing and construction firm.
Address
Main Strt
Qardho
Telephone
Website
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dream House Construction posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Contact The Business
Send a message to Dream House Construction:
Category
DREAM HOUSE CONSTRUCTION AND CONSULTING
Dream House Construction & Consulting waa fikrad kasoo burqatay maskaxo dhalinyaro engineero ah oo fresh ah; taas oo hadafkedu yahay in ay isbedel xaga dhismaha iyo bilicda ah ay ka hirgeliso geyiga Somalida oo dhan inta ay gaari karayso.
Dream House Construction & Consulting waxay ku ballan qaadaysa dhisme casri oo sidaad adigu macmiil ugu sawiran jirtay maskaxdaada laguugu dhisayoo. Dream house macnaheedu waa guriga riyada, marka guriga riyadaada ayaad ugu imanaysa Dream House Construction and Consutlting. Nashqadaha guryaha yar yar iyo waaweynba waa laguugu hayaa Dream house Construction and Consulting.
Dream House Construction and Consulting waxay kuu haysa qeybta decorationka ama qurxinta guryaha iyo meheredahaba iyadoo laguugu xiraya Gypsum laguuguna xardhayo naqshado aad casri u ah. Waxa kaloo lagu hayaa cladding ama aluminiumta iyo dhalooyinka guryaha iyo meheredaha dusha lagag xirayo.
Qeybta consultingka ee shirkadda Dream House Construction and Consulting waxa kugu diyaara engineers professional ah oo kula wadaagaya talooyinka aad uga faidsan kartid jagadaada ama bogcadaada, ku qiimaynaya oo kula wadaagaya habka ugu fiican eed uga faaidaysan kartid dhulkaagaas.