Diyaar Real Estate

  • Home
  • Diyaar Real Estate

Diyaar Real Estate Tubsan Real Estate waxad ka helaysaa services kala ah 1.Iibka guryaha 2.Iibka dhulka banaan 3.Iibka beeraha 4. Iibka baabuurta.

Waxad kasoo dalban kartaa hab online ah adoo soo wacaya numberada pageka

Dhul iib ah Masalaha■ Gaar ahaan Diyaaradda Guluf.■ Cabirka 12mx18■ Qiimaha: $ 25,000.
01/09/2026

Dhul iib ah Masalaha
■ Gaar ahaan Diyaaradda Guluf.
■ Cabirka 12mx18
■ Qiimaha: $ 25,000.

16/08/2026

Ku soo dhawaada Diyaar Real Estate.

[ Waxa aad ka helaysaa Diyaar Real Estate iibka dhulka,iibka guryaha iyo iibka beeraha].

■ Dhul iib ah / Land For sale
■ Goobta: Masalaha
Gaar ahaan Area diyaarada ama gulf area.

■ labo baloodh 2( 18mx24m)

Qiimaha waa qiime macquul ah oo dabacsan.

Mar labaad ku soo dhawaada diyaar real estae waxaanu diyaar idiinlanahay iibinta dhulka iyo guryaha.

□ Fiiro gaar ah: Macmiil hadii aad hayso dhul ama guri iib ah nala soo xidhiidh,hadii aad u baahnatahay dhul ama guri iib ah nal soo xidhiidh.

Contact us:

Tell: 063-4512872
Tell: 063-3339204

03/08/2026

ku soo dhawaada Sherkadda diyaar Real Estate.
Guri iib ah Hargaysa
■ Xaafada Hodan Hills
■ Cabirka: 18mx24m
■ Qiimaha $120,000

□ Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran

Contact Us:
063-4512872
0633339204

02/08/2026

Ku soo dhawaada Diyaar Real Estate

Waxaanu idiin haynaa dhul iib oo jaban waana blog la furfurayo.
■ Goobta: Masalaha galbeed premium agtiisa
■ cabirka 24mx18m waana la furfuaryaa bloga
■ Qiimaha waa macquul

Nagala soo xidhiidh

063-4512872
063-3339204

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diyaar Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Diyaar Real Estate:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Engineering Company?

Share