19/01/2026
Ma rabtaa guri casri ah, suuq weyn, ama mool ganacsi oo aduunka la tartami karo?
Rukni Construction Company ayaa kaa caawinaysa inaad riyooyinkaaga dhisto!
Rukni Construction Company waa shirkad ka shaqaysa dhismaha casriga ah, kuna takhasustay naqshadaynta iyo hirgelinta mashaariic dhisme oo kala duwan. Shirkaddu waxay si gaar ah u sameysaa:
🏠 Naqshadeynta iyo dhismaha guryaha casriga ah (Residential design and building)
🏢 Dhismayaasha ganacsiga sida moolalka (malls) iyo suuqyada waaweyn
🕌 Masaajidda
🏗️ Fulinta iyo qaadashada qandaraasyada dhismaha
🏘️ Mashaariicda Real Estate-ka, laga bilaabo naqshad ilaa dhisme dhammeystiran
Rukni Construction Company waxay ka shaqeysaa tayada, kalsoonida, iyo hal-abuurka, iyadoo adeegsaneysa farsamooyin casri ah iyo naqshado waafaqsan baahida macaamiisha iyo suuqa dhismaha.
Kala xariir: whatsApp +252 61 5455855 Ama +252617055425.