Baashi aliiii

Baashi aliiii Magaceygu waa Ahmed Ali Gacal, waxan ahay wiil barta cilmiga computerka jecelna in uu wax kuso kordhiyo dunida gar ahan cilmiga teknolojiga.

Forgiving someone   is easy" trusting them again is hard.
09/06/2017

Forgiving someone
is easy" trusting
them again is hard.

Unolow sida ey naftada doneso. Ha ilobin in ay naftada unolan karin sida qof kale uu unolyahay. Qofka kalena usan unolan...
25/02/2017

Unolow sida ey naftada doneso. Ha ilobin in ay naftada unolan karin sida qof kale uu unolyahay. Qofka kalena usan unolan karin qabka aad adiga unoshahay. Ha firin qabkee dadka ku arkan. Balse firi qabka naftada aad u araktid. Waa hadii aad doneso in ad guul gartid.

Runta wan qarina anago farxadena ama farxad qofkale radineeno. Inkastoo aan shalayda ficnen. Wan shalayna mararka qar an...
28/01/2017

Runta wan qarina anago farxadena ama farxad qofkale radineeno. Inkastoo aan shalayda ficnen. Wan shalayna mararka qar anago waxa aan ushalayneeno anan ogen!. Adunko dhan waa cajib.

01/11/2016
Allow gabadheeda idhaw cumri dheer , cafimad badana  iyo walibo cibada suban isiii
02/11/2015

Allow gabadheeda idhaw cumri dheer , cafimad badana iyo walibo cibada suban isiii

25/10/2015

Dadalka dadkuu kala hormariyaa , wax walibo wad sameyn kartaa lkn marka h**e niyad uyeelo , midna iska ilali sxbkaa ama sxbadaa waxey sameyan ku dadalan lee ha isdhihin ee waxad firisaa adba waxa aad kaga fcntahay oo walibo kuu fudud . Iyagaba waxii ey niyada uhayen ayey sameyen in la isku daydo wey fcntahay lkn ku dayashada ma ahan . Wax walibo in leyskaga daydo ka qado waxii nolashada kuu ifin kara ka tag waxii nolashada mugdi galin kara

04/10/2015

somalidu waxey dhahdaa wax walibo aad jeceshahay maheleysid , lkn hadan isku dayno waa heli karna wax walibo, hadan illahayna tuuknana waan heleynaa wayo waxan alle bixin ruux kaloo ku siinayo maleh , alle bariyi dadalkana badi niyada qeer usheeg , Mid kalena iska illali in aad niyada iska jawiso wayo waxa aad rabtid in aad heshid mar walibo si fudud maku heleysid .mar walibana maweyneysid , manta hadad weysid hadana aad radisid barina laga yaabo in aaad weysid lkn malinta kale 90% waa heleysaa

02/10/2015

Aduunyadan labo iyo wax ka badanbo waa arkee , qof walibo muslim ah oo hadana iman leh waxa loogu talagalay in uu diyaar u ahaado wax walibo oo uu la kulmayo , wayo waxa aan ku jirno waa imtixan aduunyo nin walibo aduunkan waxa loo kenay in uu imtixanka aduunyo uu ku guleysto lkn nasiib xumo qof walibo imtixanka maku guuleysanayo , ila hada majiraa nin isweydiiyay maxa dadka dhan ey ugu guuleysan wayeen???

28/07/2015

Dalxiskii bada ani iyo sxbkey

Somali weyn hanolato
27/07/2015

Somali weyn hanolato

Address

Tumrukcu Sk
Istanbul
34093

Telephone

+905377706656

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baashi aliiii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baashi aliiii:

Share