LPF GeoServe technical services

LPF GeoServe technical services LPF GeoServe waxay kutakhasustay

1.sahaminta topographic iyo engineering
2 adeegsiga GIS
3. Qorshaynta dhulka iyo beeraha
5. Xog uruurin iyo cilmi baadhis

Kormeerka dhismaha iyo qorshaynta goobaha sida ceelbiyoodka dugsiyada hospitalada
4.

LPF GeoServe technical services paternship
30/07/2025

LPF GeoServe technical services paternship

30/07/2025
LPF GeoServe technical services
10/07/2025

LPF GeoServe technical services

General manager office
08/07/2025

General manager office

DAYAXA.. Japan 🇯🇵 ayaa dayaxa ka degay.. Wakaalada hawada sare ee Japan 🇯🇵 JAXXA.. ayaa sheegay in dayaxa ay ka dajiyeen...
25/01/2024

DAYAXA.. Japan 🇯🇵 ayaa dayaxa ka degay.. Wakaalada hawada sare ee Japan 🇯🇵 JAXXA.. ayaa sheegay in dayaxa ay ka dajiyeen gaadhi la yidhaa MOON SNIPER oo cilmi baadhis wada

09/12/2023

Mareekanka oo ka hadlay doonista dowladda Itoobiya ee dekado kuyaal Bariga Afrika

Markii ugu horraysay dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay damaca Abiy Axmed ee ku saabsan in uu la wareego dekado ku yaal xeebaha bariga Afrika.
Guddiga arrimaha dibadda Mareykanka ee golaha Koongareeska ayaa xiisadda kasoo cusboonaatay dalalka geeska Afrika ka xog wareystay Mike Hammer oo ah ergayga xukuumadda Washington uqaabilsan geeska Afrika.

Mike Hammer ayaa caddeymaha uu bixiyay ku sheegay in dowladda Itoobiya ay waddo dadaallo ay ku doonayso in ay ku hesho dekado balse aysan suurtagal aheyn in ay xoog ku qabsato dekadaha ku teedsan badda cas.

"Abiy Axmed ayaan kulan la yeeshay waxaana usheegay in damaca iyo doonista badda ee Itoobiya aysan waxba k**a bedeli karin xuduudaha caalamka" ayuu yiri Mike Hammer.

Ergayga Mareykanka Geeska Afrika ayaa Itoobiya uga digay in ay colaad u adeegsato doonisteeda dekado "Waxaan Abiy Axmed usheegay in doonista Itoobiya ee badda ay u uga dayato dalalka Jili iyo Boliifiya islamarkaana ay ka fogaato wax kasta oo colaad ka abuurayo geeska Afrika" ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ergayga Mareykanka geeska Afrika.

Waa markii ugu horraysay oo reergalbeedku ka falceliyaaan hadalladii xaalad abuurka ahaa ee uu bilihii lasoo dhaafay jeedinayay Abiy Axmed.
Xiisadaha ka dhashay hadal jeedinta R/wasaaraha Itoobiya waxaa ka carooday dowladaha Ereteriya iyo Jabuuti

Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi iyo waftida la socday ayaa Golaha Baarlamaanka Dalka South Africa la yeeshay kulan ...
05/12/2023

Gudoomiyaha JWXO Dr Abdirahman Mahdi iyo waftida la socday ayaa Golaha Baarlamaanka Dalka South Africa la yeeshay kulan balaadhan kaasoo ka dhacay aqalka golaha Baarlamaaka ee dalkaas.

Gudoomiyaha ayaana ka soo jeedin doona kulankaas aragtida shacabka Soomalida iyo doo_nitaankooda ku aa-dan nooca heshiiska wadahadalada heerka Sara ah iyo waxyaabaha ay soomalidu ku qancayso siyaasad ahaan dhaqaala ahaan iyo dhamaanba xuquuqaha asaasiga ah ee la xidhiidha dibu dhiska Bulshada Soomaalida Ogaadeenya sidoo kalana waftida ayaa lala wadaagi doonaa qorshayaasha balaadhan ee dibu heshiisiinta madaama dalka South Africa uu ahaa mid ka mid ah dalalkii ay sida ba_an u saameeyeen dagaalada Shucuubahii Madowga iyo cadaanka ee kuwada noolaa Dalkaas.

Waftida ayaa Soo qaadan doona khibrado iyo aragtiyo waawayn oo wax kabadal siyaasada iyo arimaha bulshooyinka Dalka South Africa .
Ogaden News Agency ONA
Ogaden Community Of USA
Ogaden National Liberation Front
Mustafe Cilmi

ilaahayba mahad leh marka koobaadayna aad iyo aaad ugu mahad noqayaa madaxweyna mudane  mustafa muhumed omar  sida uuu d...
04/12/2023

ilaahayba mahad leh marka koobaadayna aad iyo aaad ugu mahad noqayaa madaxweyna mudane mustafa muhumed omar sida uuu dadkiisa dhip iyo dheefba olla qabsanaayo Aniga fikirka Aan qabo shaqasiyan dadka soomali state ku nool dadka basil maha lkn mudda aad joogtahay dulqaada badan yaad samaysay mudane madaxweyna bulshada inta aqliga leh waan jecelahay intaaan ku sheegay ina ka badan taariikhda yaaa ku xusdoon dulqaad iyo dadaalka aaad wado ilaahayna ha ku asturo mudane waxaan rajaynayaa 20 labatan sano ee soo socda talada inaad noo hyso yaan jecelaahayna

Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya sababtii OpenAI u ceyrisay Sam ayaa sheegaya in maalmo kahor koox kamid ah qeybta...
27/11/2023

Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxaya sababtii OpenAI u ceyrisay Sam ayaa sheegaya in maalmo kahor koox kamid ah qeybta daraasaadka OpenAI, oo ka shaqaynayay mashruuc loogu magac daray "Q*" ay heleen qeyb cusub oo AI oo loo bixiyay AGI "artificial general intelligence" taas oo la sheegay inay tahay super-intelligence ka horeysa caqliga binaadamka.

Markaa uu halkaas buuq ka dhashay sababay in Boodhku eryo Sam.

Mardhaw waxaa laga baqanayaa bay leeyihiin, AGI inay baxsato oo ay binaadamka adoonsato. ADKAATAY 😂

Fiidnimo wanaagsan

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LPF GeoServe technical services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share