Xasan khabiir real page

Xasan khabiir real page adigoo dhaxal reebi karo ha noqon dhinte aan la tabin fikrada saxda ah wxy horsedaa nolalsha wcn

Maxaan ugu yeedhnaa qofkan cml
23/06/2024

Maxaan ugu yeedhnaa qofkan cml

Labadaan nin midka garka leh ee daalku ka muuqdo ee rafaadku ka muuqdo waa tuug xoolihii umadda nag ka dhigay, midka kal...
14/09/2023

Labadaan nin midka garka leh ee daalku ka muuqdo ee rafaadku ka muuqdo waa tuug xoolihii umadda nag ka dhigay, midka kale ee shaarbaha lehna shillin dalka k**a dhicin wuxuu ahaa nin daacad ah,waaba ka muuqataa daacadnimada.

Labada nin midka garka leh argagixisada ayuu la shaqeeyaa sababta daalkaan uga muuqdana waa nin khawaarijta hoosta kala jira,madaxtooyada wuxuu uga tagay oo duurka u galay inuu khawaarijta caawiyo,midka shaarbaha leh shan sano ayuu khawaarijta la dagaalamayay wajigiisa xataa waa ka muuqataa dadaalka uu dalkaan u soo galay..

Labadoodaba bidaar bay leeyihiin Laakiin midka garka leh waa tuug xataa timihiisa wuu iibsaday,midkaan kale ee shaarbaha leh isagoo bidaar leh ayuu dalka qabsaday laakiin ducada shacabka iyo daacadnimadiisa ayaa timihii ilaahay amarkiis ay bilo gudahooda ugu soo baxeen.

Aqliga somalida ay kaa dhaadhicin qabyaalad iyo xasadnimo darteed waa nocaas adigu xoole miyaa tahay marka🤣

14/09/2023

Xalimadan hadaad garan mansion so dheh aan raaligalin sinee🤣

Magaceed utaqanaa
14/09/2023

Magaceed utaqanaa

Sosaar 6 meel oo labada sawir ku kala duwanyihin isku day
12/09/2023

Sosaar 6 meel oo labada sawir ku kala duwanyihin isku day

12/09/2023

Mid yar oo dugsi qur'aan dhigata hadad shukansato waa hubaal talefankada xita wad nacaysaa

01/09/2023

Xurmadle✅️

Islamku kuma xirno taajir faqiir iyo madow iyo cadaan midna
07/06/2023

Islamku kuma xirno taajir faqiir iyo madow iyo cadaan midna

Waa mooto laba lugaley oo uu sameyay wiil yar oo reer jiiq ah wax ka dhiman ma jirto qaybaha  ay ka koobnayd mooto waxay...
22/05/2023

Waa mooto laba lugaley oo uu sameyay wiil yar oo reer jiiq ah wax ka dhiman ma jirto qaybaha ay ka koobnayd mooto waxay ila noqotay arin bogaadin mudan hawsha isku daygaa ee uu sameyay wiilka yar waa bilow fcn oo ubaahan bogaadin maskaxdiisa ilahay ha ubarakeeyo ka yar cawimaad uu mahdiyana ilahay ha usahlo

Share dheh hadii aad uriyaaqday

Sooqor wax aad aaminsanayd hadii aad samayso in dhib dhacayo Aniga jaadka hadii lagugu garaaco waad waalan ayan aaminsan...
21/05/2023

Sooqor wax aad aaminsanayd hadii aad samayso in dhib dhacayo

Aniga jaadka hadii lagugu garaaco waad waalan ayan aaminsanaa🤣🤣

16/05/2023

Ardaynimo ahaaa sidan

Xabashi ciyaaraysa

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan khabiir real page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share