Aboubakar Ibrahim

Aboubakar Ibrahim A have double master's (MSc In CE & WRM), educated, good personal quality, loves history & stories.

Top 13 lesson learned from book -13 Things Mentally Strong People Don’t Do.1. They Don’t Waste Time Feeling Sorry for Th...
26/11/2022

Top 13 lesson learned from book -13 Things Mentally Strong People Don’t Do.

1. They Don’t Waste Time Feeling Sorry for Themselves

Mentally strong people don’t sit around feeling sorry about their circumstances or how others have treated them. Instead, they take responsibility for their role in life and understand that life isn’t always easy or fair.

2. They Don’t Give Away Their Power

They don’t allow others to control them, and they don’t give someone else power over them. They don’t say things like, “My boss makes me feel bad,” because they understand that they are in control over their own emotions and they have a choice in how they respond.

3. They Don’t Shy Away from Change

Mentally strong people don’t try to avoid change. Instead, they welcome positive change and are willing to be flexible. They understand that change is inevitable and believe in their abilities to adapt.

4. They Don’t Waste Energy on Things They Can’t Control

You won’t hear a mentally strong person complaining over lost luggage or traffic jams. Instead, they focus on what they can control in their lives. They recognize that sometimes, the only thing they can control is their attitude.

5. They Don’t Worry About Pleasing Everyone

Mentally strong people recognize that they don’t need to please everyone all the time. They’re not afraid to say no or speak up when necessary. They strive to be kind and fair, but can handle other people being upset if they didn’t make them happy.

6. They Don’t Fear Taking Calculated Risks

They don’t take reckless or foolish risks, but don’t mind taking calculated risks. Mentally strong people spend time weighing the risks and benefits before making a big decision, and they’re fully informed of the potential downsides before they take action.

7. They Don’t Dwell on the Past

Mentally strong people don’t waste time dwelling on the past and wishing things could be different. They acknowledge their past and can say what they’ve learned from it. However, they don’t constantly relive bad experiences or fantasize about the glory days. Instead, they live for the present and plan for the future.

8. They Don’t Make the Same Mistakes Over and Over

They accept responsibility for their behavior and learn from their past mistakes. As a result, they don’t keep repeating those mistakes over and over. Instead, they move on and make better decisions in the future.

9. They Don’t Resent Other People’s Success

Mentally strong people can appreciate and celebrate other people’s success in life. They don’t grow jealous or feel cheated when others surpass them. Instead, they recognize that success comes with hard work, and they are willing to work hard for their own chance at success.

10. They Don’t Give Up After the First Failure

They don’t view failure as a reason to give up. Instead, they use failure as an opportunity to grow and improve. They are willing to keep trying until they get it right.

11. They Don’t Fear Alone Time

Mentally strong people can tolerate being alone and they don’t fear silence. They aren’t afraid to be alone with their thoughts and they can use downtime to be productive. They enjoy their own company and aren’t dependent on others for companionship and entertainment all the time but instead can be happy alone.

12. They Don’t Feel the World Owes Them Anything

They don’t feel entitled to things in life. They weren’t born with a mentality that others would take care of them or that the world must give them something. Instead, they look for opportunities based on their own merits.

13. They Don’t Expect Immediate Results

Whether they are working on improving their health or getting a new business off the ground, mentally strong people don’t expect immediate results. Instead, they apply their skills and time to the best of their ability and understand that real change takes time.

Source: villanuevarmand

10 LESSONS FROM RICH DAD, POOR DAD 1. Manage your money:Many people are able to make money, but not everyone learns how ...
06/11/2022

10 LESSONS FROM RICH DAD, POOR DAD

1. Manage your money:

Many people are able to make money, but not everyone learns how to manage it properly.

Financial intelligence starts with learning the difference between assets and liabilities.
ensure that you have more money coming in than going out, which is what will make you richer.

2. Pay Yourself First:

Most people earn and spend their salary paying bills.

A rich person always pays himself.

Invest in
- Courses
- Books
- Experiences

3. Saving and investing are different:

Saving is considered a must and a good habit.

You need to invest your money instead where it grows at a higher rate than inflation.

Saving weaken the purchasing power while investment will increase the value of your money.

4. Learn taxes:

If you are rich and lack financial literacy, you will end up paying a lot of taxes.

The rich have their investments often in learning, so they have to pay fewer taxes.

You need to have financial IQ in different areas like accounting, investing, market forces, and the law.

5. Do not rely on a single source of income:

Most people rely on a single source of income.

You can never become rich and financially secure if you are one of those.

You should have 2 to 3 streams from where you earn money.

You will be in better position even if you face some financial crisis if you multiple income streams.

6. you become smarter by taking risk:

Unless you take a risk, you cannot grow, grow as in grow really big.

You should take a risk because some opportunities in life have the potential to change the course of your life.

7. Everyone needs to be a financially literate:

Intelligence solves problems and produces money.

Money without financial intelligence is money soon gone.

The sad part about the education system around the world is that it teaches to work for money.

The system never teaches how to make, manage, and keep the money.

You should learn how to create wealth and make a plan to achieve financial freedom.

8. Mindset is everything:

Poor dad always used to say” we can’t afford this “whereas rich dad teaches him to replace it with “how you can afford it?”.

In This way, replace your negative attitude into positive and you will definitely find ways to do achieve that target.

Your attitude and mindset matters the most.

The first and foremost thing to do anything is that you must believe in yourself.

9. Surround yourself with people smarter than you:

There is a very popular saying ‘If you are the smartest person in the room, then you are in the wrong room.’

If you want to be smart, surround yourself with people smarter than you.

10. Control emotions:

The situation only gets worse for you when you are not able to control your emotions.

The statement holds good for both personal and professional life situations.

You should learn to control your emotional balance and be focused on accomplishing your financial goals.

Waxa la yidhi markii malaa’igtu ku tidhi Nabi Aadam Cs. ma jeceshahay xaawo?Wuxuu yiri: HaaBalse malaa’igtu markay Xaawa...
18/08/2022

Waxa la yidhi markii malaa’igtu ku tidhi Nabi Aadam Cs. ma jeceshahay xaawo?
Wuxuu yiri: Haa
Balse malaa’igtu markay Xaawa weyddiiyeen, ma jeceshahay aadam?
Waxay tidhi: Maya
Qalbigeedana jacaylkuu u qabo aadam wuxuu laban laabbka badan yahay intuu aadan jeclaa

Markii Eebbe Aadan dhulka ku soo dejiyey, Aadan maalintii buu Xaawa raadin jiray, habeenkiina wuu seexan jiray. Lakiin, Xaawana habeen iyo maalin ba way raadinaysay iyada oo aan ka daali jirin caajis iyo hurdo toona lahayn.

Markii ay kulmeen dhib iyo daal iyo rafaad badan ka dib ayuu Aadam yiri:- Maalintii oo dhan waan ku raadin jiray, habeenkiina waan seexan jiray
Markaasay xaawa ugu jawaabtay: Waligay kuuma raadin, oo waxa aan sugayay inaad timaado oo kaliya.

Sidaa darteed, Sidani waa dhaqanka haweeneyda tan iyo markii ugu h**eysay ee la abuuray, waxay qarisaa wax walba oo qalbigeeda ku jira oo dareen jacayl ah dumar nimadeesa darteed. Waxaa laga yaabaa inay u malayso inaad khiyaanayso, inaadan danayn ama aadna jeclayn, laakiin gudaha qalbigeeda jacaylka aad u qabto dheer ay kuugu hayso.

"Habeenoa ha ku xukumin hadalkeeda iyo ficilkeeda, sharafteeda ayaa ka sareysa wax kasta. "

Bal ufiirso axaadiista nabigaa suubane Maxamed (NNKH) waxaad ku arkaysaa in uu fagaare ka yidhi waan jecelahay xaaskayga. Laakiin xaaskiisa ku tidhi fagaare wan ku jecelahay ku arki maysid.

Waxaan wada jecelahay wanaaga iyo amaanta laakiin wanaaga iyo amaanteenii nabigu (NNKH) wuxuu ku xidhay saynu dumarka ula dhaqano.

Qisooyinka Jimcaha.

Ciid Wanaagsan 💦💦
03/05/2022

Ciid Wanaagsan 💦💦

27/10/2021
"Wasiir Sullub waxa iftiimiyay aragtidda taala miiska xukuumada Md. Muuse biixi"Waxa aan daawaday jawaab uu ka bixiyay h...
17/08/2021

"Wasiir Sullub waxa iftiimiyay aragtidda taala miiska xukuumada Md. Muuse biixi"

Waxa aan daawaday jawaab uu ka bixiyay haddalkii ama eedii uu soo jeediyay xukuumada Xildhibaan Ahmedyasin Hassan, qaybta ahay in dhulkii magaalo Cad lagu daray Wajaale, aan sikale u dhigo Dhulkii ay Gobaka Awdal oo lagu daray Maroodijeex.

Waxa ka dhawaajiyay Qodonka 11 dastuutuuka Somaliland oo sheegaya dhulka inay leeyihiin dadku, ayna masuul uga tahay Dawladu. Maa ihina taasi inay u banaynaso in xakuumadu bixiso dhul uu gobal ee yahay gobal kale si aa sharci ahay ama xigtasu ku qotonta.

Waxa uu soo qaaday mar la wadiiyay xil axmedyasiin maxaad ku cadaynsaa, oo sheegay inaanu ka jawaabin, hadana isga ma oo isbeen fariimayo ayuu sheegay in xil dhibaanku u tagay oo jawaabsaha sii waayay ama qancin waayay, isga u sheegay in wasaradu arrimaha guduhu ay kala xadayso xuduuddaha dagmooyinka, hadana isga ayaa leh dhulku waxay ka tirsan tahay magaalada Wajaale marka sidaa ku tiraabayo ma wasiirkii arrimaha gudaha miyaa?

Waxa aan la yaabay in wasiir Sullub uu yidhaahdo xildhibaano la soo dir ayaa ku jira golaha, oo aan u fahmay in uu la jeedo xidhibaanadda Gobalka Awdal laga soo dhoortay waa la soo diray, ilayni Xil Axmed yaasiin waxa uu ka soo baxay Awdalee. Taasi waxa ay tusaysaa in xukuumada xisbiga Kulmiye ee uu ka tirsayahay ay aaminsan tahay arrinkaasi, taasoo ah mid niyad jab ku ah Qaranka JSL.

Wasiirka waxa aan uu jeedinayaa in Xildhibaanka aad ku qancin wayday xafiiskaa aadna Shacabkii soo doortay ku qancinkarin hadal aad warbaahinta u marisay.

كل عام وانتم بخير ١٤٤٣
09/08/2021

كل عام وانتم بخير ١٤٤٣

"Laga Aqbalimaayo waxa Casiimadu heshay in ta Labaad loo diido"**********************************************Waxa wax la...
05/08/2021

"Laga Aqbalimaayo waxa Casiimadu heshay in ta Labaad loo diido"

**********************************************

Waxa wax laga xumaado ah in Wasaaradii masuulka ka ahay siyaasada ciyaaraha ay maanta ka soo bixi wayso masuuliyadeedii

Waxa aad ula yaabay fukirka laga naas-nuujinaayo magaalo iyo cid kaliya amuurtii iyo arrinkii ay umada wada lahayd.

Waxa ay maskaxdaydu suuraysan karin in maanta agaasimkii waax ciyaaraha ee wasaaradu uu yidhaahdo dagmaga Hergaysa ayaa yeelanaya Horyaal rasmi ah, halka uu Borama leeyahay waxa lagu qabanayaa mid Qooto-Qooto ah (Hal Lug).

Waxa aan diiday in wasaaradii ka musayulka ahay horumarinta ciyaaruhu ay u aanayso qabasha alaanta dunsanida dayrka Garoonka Xaaji Daahir, xitaa ay u quudhiwayd in ay dayac tirto "Falaadhi Gilgilsho kaagama Goado" waxa leeyahay bayaamiya in aad ku guuldaraysateen in aad dhalinta jihaysaan ee aad mishaar iyo fadhi kaliya ka doonayasaa qarankan, xitaa may garan waayeen in ay ka hagaajaan dhirta ka soo baxaday hareeraha booga, kuraasta fadhiyo iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee garoonka.

Waxa aan u soo jeediyaa dhamaan dhalinta bahda ciyaaraha Borama ama Gobalka Awdal in ay ka dhiidhiyaan, in maalin walaba loo tuuro lax sida ayda, oo ay yeeshaan goaan iyo talo k**a dambayso oo ku mabnuusayaan ciyaaraha ag wadaa kuwa umada u kala yaaqaana in kala sareeyaan.

Hergaysa waa u qalantaa in laga qabto dhamaan horyaadal A, B, C iyo FA Cup, lakiin taasi maaha in aanay magaalooyinka kale aayan lahay xuquuq la siman.

Caasimada labaad ma qaadan doonto in ay wasaaradda wali ay marsiiso dhiishta ka soo hadha Caasimada, ma aqbalayso. Waxa maalin soo ifbixidoonta kuwa diida cadaaladaradda maalin walba laga galaayo Gobalkan iyo Casiimada Labaad.

" Ninkii Diida Sinaantiina, Adna Diid Saraytiisa"

Waxa u soo maamulka gobalka, dagmada iyo bahda ciyaaraha ee heer Gobal, Dagmo, iyo Koox, in ka dhiidhiyaan dhibta lagu hayo dhalinta ciyaaraha ee mar walba soo noqnoqta.

Waxa u soo jeediyaa ku matala gobalka heer qaran in ay u soo dhiciyaa wa a xaqa u leeyihiin sida dhigoodu u dagaalamaan baahida cida uu matalo, taasi maahin aad ku waayaysaa kursigii iyo masabkiina ee waa mid aad ku helidoontaa karaamo iyo sharaf, xilki waxa yimaadaa maalin, maalina waa lagaa qaadi lakiin sharafta waxa la isticmaala Maalmo badan.

Borama Hiil Ayay Rabtaa.

Aboubakar ibrahim.

Aniga oo tixraacaayaa Xog ururrinta laga sameeyay qaabka uu ilaa hada wax u wado Madaxwaynahaa Somaliland Muse Bihi Abdi...
19/04/2021

Aniga oo tixraacaayaa Xog ururrinta laga sameeyay qaabka uu ilaa hada wax u wado Madaxwaynahaa Somaliland Muse Bihi Abdi

Suaasha: haddii doorashaduu dhicilahayd maanta, dib miyaad u dooran lahayd Madaxweyne Biixi?
Jawaabtii laga bixiyay 2018:
54.3% HAA
45.7% MAYA

2021:
31 % HAA
69% MAYA

Taasi waxa inabtusaysaa in loo han waynaa markii h**e Md. Biixi lakiin hada oo ay u hadsan tahay hal sano, ay umadu quuska taagan tahay Hogaaminta Madaxwayne Biixi.

Inkastoo tirada codaysay ay yartahay lakiin waa mid ku filan in goaan lagu qaadankaro.

Maxaad isleedahay way la gudboon tahay Md biixi?

Ma ahin uun kaliyaa inuu lagu hongoobay lakiin waxa qoos laga joogaa qaab socodka xukuumadaa taasina waxa kusoo qaadanaynaa tan ta xigta?

Hog urrurrinta waxa samaysay: Somaliland Chronicle

Eng Aboubakar I.

Saylac -Ayshaca waa in ka yar 155 Km Lughaya - Ayshaca waa in ka yar 200Km Berbara -Ayshaca waa 310 Km.Iyada oo la helik...
25/03/2021

Saylac -Ayshaca waa in ka yar 155 Km
Lughaya - Ayshaca waa in ka yar 200Km
Berbara -Ayshaca waa 310 Km.

Iyada oo la helikaro qayb ahaan Inta ay isku jiraan Berbare iyo jidka kale ee tareenka ee ka yimaada Djibouti Addis ababa. Maxaa loogu boodayaa kaa kale?

Lacag ahaan waxa ku baxaysa in kabad 1.5 Billion oo Doolar (USD). Halka ay ku bixi karto 700 Million oo Doolar oo kaliya Saylac - Ayshaca, maxaa laga doonayaa Berbara?

Cost Estimation (Qiimaha lacageed)
Barbara to Ayshaca ku hawaad 1.5 Billion USD
Berbara new port waa 442 Million USD (400 Meter quey and 25000 Square Kilometers new port extension).

Bal u imo dekada Saylac (Mala'awaal)

Hadii la rabo in ay Ethiopia ay maalgalin u raasido Dariiqa tareenka ah ee u dhaxeeya Berbara- Ayshaca oo ku baxayso 1.5 Billion USD (waana 310 Km)

Hadii Dakadda saylac laga in leeg ta Berbara oo ayku baxdo 442 Million of Doolar.
Hadii la dhiso dariiqa Saylac - Ayshaca oo ay ku baxdo 700 Million USD waxa wadartu noqonasaa 1.2 billion USD oo lacagtii lagu dhisi lahaa Berbara-Ayshaca waxa soo hadhaysa 300 Million oo Dollar.

Guushuna waxa la helayaa waxa ugu muhiimsan Dekad kale oo shaqanaysa oo kharshkale inooga bixilahaa, shaqa abuur ganacsi oo balaadhay, waqti koobana ( Time Consuming), Dhaqaale koobay (Economic Management) Iwm.

Lakiin waxa soo dhan waxa isku daadka ku daraaya Dawlad aan dan kalahay iyo Shacab aan u soo jeedin.

Horud aan Shaqaystee.
Ninlaa u doobiyay.
Waa Wixiisii.
Yadle isduu doone yeele.
Yaakuu jeeda.
Maxaad ka tahay.
Shaqo doon aan hami lahayn.
Iyo kuwa kale oo badan.

FG: Xumaan aan ka qabaa ma jirto Berbara iyo dadkoogaba.

Address

Debra Markos

Telephone

+251944315770

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aboubakar Ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aboubakar Ibrahim:

Share