Waaxda hormarinta iyo mareynta dhulka ee xafiiska adeeg bixinta m m godey

  • Home
  • Ethiopia
  • Gode
  • Waaxda hormarinta iyo mareynta dhulka ee xafiiska adeeg bixinta m m godey

Waaxda hormarinta iyo mareynta dhulka ee xafiiska adeeg bixinta m m godey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Waaxda hormarinta iyo mareynta dhulka ee xafiiska adeeg bixinta m m godey, Gode.

02/10/2025
Godey — Waxaa si rasmi ah loo dhagax-dhigay billowga dhismaha Warshadda Bacriminta ee magaalada Godey, taasi oo kamid no...
02/10/2025

Godey — Waxaa si rasmi ah loo dhagax-dhigay billowga dhismaha Warshadda Bacriminta ee magaalada Godey, taasi oo kamid noqon doonta Warshadaha Bacriminta ugu wayn dunida.

Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa ka dhacday duleedka magaalada Godey, iyada oo ay ka qaybgaleen Ra’iisul Wasaaraha JDFI, Dr. Abiy Axmed iyo Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar. Warshaddan cusub waxaa dhisi doonta shirkadda caanka ah ee Dangote Group.

Mashruucan oo lagu bixinayo lacag dhan 2.5 bilyan oo dollar (oo u dhiganta in ka badan 312 bilyan oo birr) ayuu qorshuhu yahay inuu yeesho awood waxsoosaar oo dhan 3 milyan oo tan sannadkiiba. Taasi waxay ka dhigaysaa warshaddan mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee bacriminta ee heer caalami.

Dhismaha warshadda ayaa lagu wadaa in lagu dhammeeyo muddo 40 bilood ah laga bilaabo maanta, waxuuna mashruucani qayb ka yahay qorshaha qaranka ee lagu horumarinayo waxsoosaarka gudaha, si loo yareeyo ku-tiirsanaanta dalka ee waxsoosaarka dibadda.

Ra’iisul Wasaare Dr. Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay bulshada deegaanka in ay ilaashadaan mashaariicahani ay ku baxayso balaayinta birr ee dollar ayna dhawraan amniga iyo nabadgalyada ay haystaan.

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa mashaariicaha waaweyn ee deeganka laga bilaabayo ku tilmaamay kuwo wax weyn ka badali doona nolosha bulshada.

Wxn halkan hambalyo ooga direynaa Ugaas Ahmed M Layli anagoo ah dhamaan Engnrada waaxda dhulka ee xafiiska adeeg bixinta...
11/02/2025

Wxn halkan hambalyo ooga direynaa
Ugaas Ahmed M Layli anagoo ah dhamaan Engnrada waaxda dhulka ee xafiiska adeeg bixinta m m godey
Loona magacaabay waziirka biyaha d d s
Marlabaad hambalyo ugaas
Qore Eng Mohamed rasas haji

Anagoo ah shaqaalaha waaxda hormarinta iyo mareynta dhulka ee xafiiska adeegbixinta m m godey wxn hambalyo udiraynaa mid...
30/11/2024

Anagoo ah shaqaalaha waaxda hormarinta iyo mareynta dhulka ee xafiiska adeegbixinta m m godey wxn hambalyo udiraynaa mid kamida shaqaalaha waaxda wxn ku leenahay hambalyo hambalyo hambalyo

Xafiiska adeegbixinta m m godey Waaxda hormarinya iyo maareynta dhulka Oo beertay geedaha xafiiska dhaxdiisa
22/07/2023

Xafiiska adeegbixinta m m godey
Waaxda hormarinya iyo maareynta dhulka
Oo beertay geedaha xafiiska dhaxdiisa

Waxaa galabta qabsoomay samaynta lay out ama setting out ka dhulkii lasiiyay public labary iyadoo aan isticmaalaynay qal...
17/11/2022

Waxaa galabta qabsoomay samaynta lay out ama setting out ka dhulkii lasiiyay public labary iyadoo aan isticmaalaynay qalabka casriga ah DGPS leica gnss 16

furista wadooyinka xidhan iyo xalinta khilafaadka dhulka waa mid kamid ah yoolasha uu utaaganyahay xafiiska adeeg.bixint...
12/11/2022

furista wadooyinka xidhan iyo xalinta khilafaadka dhulka waa mid kamid ah yoolasha uu utaaganyahay xafiiska adeeg.bixinta gaar ahaan waaxda dhulka waxaan maanta xaaqnay kana qaadnay wixiiyaalay wadadii aanu hada kahor jikaalada galiney een kukala xalinay labo.qoys oo.walaalaha waa illahay mahadii
Wxayna ku talaa wadada laxaaqay
Qabalaha 9aad

mahadsanid xafiiska adeeg.bixinta gaar ahaan waaxda hormarinta iyo.maaraynta dhulkawaxaa xalay casho sharaf iyo sagootin...
09/11/2022

mahadsanid xafiiska adeeg.bixinta gaar ahaan waaxda hormarinta iyo.maaraynta dhulka
waxaa xalay casho sharaf iyo sagootin isku jirto loo qabtay engineero practical ahayd oo aqoon kororsi ujoogay xafiiska adeeg.bixinta gaar ahaan waaxda hormarinta iyo maaraynta dhulka hadaba waxay mahadi usugnaatay alle surto galiyay in xalfada dhacdo waxaan kaloon mahad baladhan ujeedinaynaa maareeyaha xafiiska adeeg.bixinta eng.ugaas ahmed mirad layli iyo ku xigeenadiisa eng.ahmed abdulahi dhicis iyo nuur dahir waxaa kaloo aad ugu mahad celinaynaa agaasinka waaxda dhulka engineer abdirahman mahamed abib oo run ahaantii ah shaqsi mudadii aan joognay noo caawiyay si akhlaaq cilmi ku dheehantahy kana go,an shaqada sidii aan si dheeli tiran uga adeeg.lahayn shacabkanaga mahadsanid agaasin marlabaad
Source.engineerada practical ahayd

Address

Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaxda hormarinta iyo mareynta dhulka ee xafiiska adeeg bixinta m m godey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share