Sunrise construction company

Sunrise construction company Sunrise is a well known, qualified and consistently good in quality construction company which const

20/02/2022

Waa dhisme ganacsi oo ay dhistay shirkada.

Waa mid kamid ah guryaha aan ka dhisayno magaalda jigjiga.hadaad u baahantahay in laguugu dhiso gurigaaga farsamooyinkii...
03/08/2021

Waa mid kamid ah guryaha aan ka dhisayno magaalda jigjiga.

hadaad u baahantahay in laguugu dhiso gurigaaga farsamooyinkii u danbeeyay fadlan nala soo xidhiidh.

+251 9241977077
+251 913322541
[email protected]
Ama nagu soo booqo xafiiska:
Fooqa Kaah, dabaqa afaraad, qolka K101.

19/06/2021

Waa shaqadii qurxinta rayslaha signature oo dhamaatay.
👉Macaamiil hadaad u baahantahay in laguu qurxiyo xaruntaada ganacsi fadlan nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran.
+251 9241977077
+251 913322541
[email protected]
Ama nagu soo booqo xafiiska:
Fooqa Kaah, dabaqa afaraad, qolka K10

Waa shaqadii qurxinta rayslaha oo meel fiican maraysa.Macaamiil hadaad u baahantahay in laguu qurxiyo xaruntaada ganacsi...
01/06/2021

Waa shaqadii qurxinta rayslaha oo meel fiican maraysa.

Macaamiil hadaad u baahantahay in laguu qurxiyo xaruntaada ganacsi fadlan nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran.

+251 9241977077
+251 913322541
[email protected]
Ama nagu soo booqo xafiiska:
Fooqa Kaah, dabaqa afaraad, qolka K10

Waxaan bilawnay dhismaha guri G+1 ah oonu ka dhisayno  magaalda jigjiga, waa guri deegaan ah oo ka kooban;   Ground floo...
27/05/2021

Waxaan bilawnay dhismaha guri G+1 ah oonu ka dhisayno magaalda jigjiga, waa guri deegaan ah oo ka kooban;

Ground floor

👉Fadhi wayn
👉qol jiif ah
👉jiko iyo store keedi
👉Suuli

First Floor
👉4 qol oo jiif ah iyo
👉suuli

👉Baaxada uu guriga ku fadhiyo waa 125 m²
👉Baaxada booskana waa = 300 m²

Macaamiil dhulku ma kugu yaryahay oo ma doonaysaa in guryo badan laguu deeqsiiyo dhulkaaga yar, fadlan nagala soo xidhiidho telefoonada iyo emailka shirkada ee hoos ku qoran.

+251 924197707
+251 913322541
[email protected]
Ama nagu soo booqo xafiiska:
Kaah commercial building, Fourth floor, Room K101.

Waa qurxin (Decoration) raysle oo aanu ka samaynayno magaalada jigjiga, agagaarka jibriga. Macaamiil hadaad u baahantaha...
19/05/2021

Waa qurxin (Decoration) raysle oo aanu ka samaynayno magaalada jigjiga, agagaarka jibriga.

Macaamiil hadaad u baahantahay in laguu qurxiyo xaruntaada ganacsi fadlan nagala soo xidhiidh numberada hoos ku qoran.

+251 9241977077
+251 913322541
[email protected]
Ama nagu soo booqo xafiiska:
Fooqa Kaah, dabaqa afaraad, qolka K10

Kusoo dhawoow sunrise construction company  👉 G+4 mixed use ka kooban; 👉 Bussness center, hotel and Gym. 👉 Goobta laga d...
06/05/2021

Kusoo dhawoow sunrise construction company

👉 G+4 mixed use ka kooban;
👉 Bussness center, hotel and Gym.
👉 Goobta laga dhisayo waa magaalda jigjiga.
👉 Hadii aad rabto naqshado sancooyinkii udanbeeyay ah oo leh
exterior iyo interior design ba fadlan kusoo dhawoow shirkada
sunrise construction company.
👉 Waxaad naga helaysaa KAAH dabaqa 4aad qolka 101
Ama nagala soo xidhiidh numberada hoos kaaga muuqda;

👉 +25124197707
👉 +251929476018
👉 +251913322541
Email:[email protected]

02/04/2021

Waa guri deegaan G+1 ah oo loo nashqadeeyay si casri ah, oo aan dhawaan ka dhisi doono magaalada jigjiga;

Baaxadda uu guriga ku fadhiyo waa 125 m²

Fadlan cidii rabta dhisme qurxoon oo tayo leh in loo nashqadeeyo hadana loo dhiso, ha nagala soo xidhiidho telefoonada iyo emailka shirkada ee hoos ku qoran.

+251 9241977077/+251 913322541
[email protected]
Ama nagu soo booqo xafiiska:
Fooqa Kaah, dabaqa afaraad, qolka K101.

Waa qurxin xafiis (office decoration) oo ay shirkadda ka fulisay magaalda jigjiga.Macaamiil hadaad u baahan tahay qurxin...
27/02/2021

Waa qurxin xafiis (office decoration) oo ay shirkadda ka fulisay magaalda jigjiga.

Macaamiil hadaad u baahan tahay qurxinta:

👉Xafiisyada
👉Maqaaxiyaha
👉Guryaha
👉Hotelada
👉Super market yada
👉Pharmacy yada
👉Meheradaha electronic ga.

Fadlana nala soo xidhiidh

+251 913322541
+251 924197707

[email protected]

Ama nagu soo booqo xafiiska:

Kaah commercial building, Fourth floor, Room K101.

Waa mid kamid ah dhismayaasha ay shirkadu ka dhisayso magaalda jigjiga, waa guri deegaan ah oo ka kooban;1: fadhi = 7*5....
20/12/2020

Waa mid kamid ah dhismayaasha ay shirkadu ka dhisayso magaalda jigjiga, waa guri deegaan ah oo ka kooban;

1: fadhi = 7*5.5m
2; Mr bed room = 5*5m
2: sadex qol oo jiif ah = 4*4.5m
3: suuli = 2.8*2.5 m
4: Store = 2.5*2.5m

Baaxada uu guriga ku fadhiyo waa 180 m²

Fadlan cidi rabta dhisme qurxoon oo tayo leh in loo dhiso ha nagala soo xidhiidho telefoonada iyo emailka shirkada ee hoos ku qoran.

+251 913322541
+251 924197707

[email protected]

Ama nagu soo booqo xafiiska:

Kaah commercial building, Fourth floor, Room K101.

Address

Kaah Commercial Building
Jijiga
NONE

Opening Hours

Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Friday 14:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+251913322541

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sunrise construction company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sunrise construction company:

Share