QoraxMaal

QoraxMaal QoraxMaal is a solar asset financing and distribution company for investors and consumers in Somali

Dhamaan Bulshada Godey Gacalo, Dhanaan iyo Qabridahar iyo magaalooyinka ku xidhan ee muddada 7da Maalmood ah uu laydhku ...
06/02/2024

Dhamaan Bulshada Godey Gacalo, Dhanaan iyo Qabridahar iyo magaalooyinka ku xidhan ee muddada 7da Maalmood ah uu laydhku ka maqnaan doono waxaan ugu bishaaraynaynaa in QoraxMaal ay u hayso laydhadh solar ah oo ku shaqaynaya tamarta Cadceeda oo qiimo jaban.

Waxaa kaloo kuu haysaa Mini Solar System oo isugu jira 3 guluub, charger mobilka iyo idaacad

Kala xidhiidh

Zaki: 0925232258

https://qoraxmaal.com

Waddada Tawakal ((X Qumaadaha) ee dhawaan dayactirka lagu sameeyayMuuqaalka waxaa u ka soo bilaabmayaa suuqii Taywaanka ...
04/01/2024

Waddada Tawakal ((X Qumaadaha) ee dhawaan dayactirka lagu sameeyay
Muuqaalka waxaa u ka soo bilaabmayaa suuqii Taywaanka ee gubtay ilaa hoolka Sayidka.

Tawakal Boulevard | Jid Waynaha Tawakal oo ka soo bilaabmaya Taywaankii Gubtay ilaa Isgoyska Hoolka SayidkaJoin this channel to get access to perks:https://w...

02/01/2024

Sheekhdii Waawaynaa ee Ducaada aha wax ka hadlaya Dhulka la bixiyay ma arkee, miyayna ogayn in 20 Km oo Free Zone oo Anjiidii iyo Tejedii Wajaale loo soo Doonanayay in Saylac laga kijaawayn

02/01/2024

MUUSOOW waxaad ka ilowday Heshiiska inaad ku darto in ETHIOPIAN PASSPORT qofkii Reerka ah la siiyo ee inta aadan Ardasababa ka DHOOFIN qodobkaa ku dar ileen SIM CARDyo iyo TIKIDH DIYAARADEED faa’iido ma lahee

‘A’dii ka luntay makhaayada, waxaa laga dhex helay Managementga. Sannadka cusub fartaan doonaan qornaa
01/01/2024

‘A’dii ka luntay makhaayada, waxaa laga dhex helay Managementga. Sannadka cusub fartaan doonaan qornaa

Diyaar Garawga Dabaal Daga Sannadka Cusub ee 2024 ee JigjigaDabaaldaga Sannadka Cusub ee Jigjiga 2024
31/12/2023

Diyaar Garawga Dabaal Daga Sannadka Cusub ee 2024 ee Jigjiga

Dabaaldaga Sannadka Cusub ee Jigjiga 2024

Dabaaldaga Sannadka Cusub ee Jigjiga 2024

Muuqaalkii u Danbeeyay ee Taalada Sayid Maxamed | Latest Drone Footage of Sayid Statue
25/12/2023

Muuqaalkii u Danbeeyay ee Taalada Sayid Maxamed | Latest Drone Footage of Sayid Statue

Muuqaalkii u Danbeeyay ee Taalada Sayid Maxamed Cabdile Xasan, Jigjiga | The Latest Drone Footage of Sayid Mohamed Statue in Jigjiga

19/07/2023

BISHAARO.... BISHAARO

Ku Qurxi Gurigaaga, Fadhigaaga, Hurdada iyo Ganacsigaaba Daaha Bidh-bidhaya ee QoraxMaal.

Daaha Qurxinta iyo Sharaxaada Bidh-bidhaya oo ka kooban 300 oo guluubyada LED ah. Waxaana u ku shaqaynayaa USB, Power Bank, Chargerka Mobilka ama laydhka caadiga.

300 LED Twinkle Curtain LED Lights

Laydhkan waa mid tayadiisu sarayso oo muddo dheer kuu jiraya. Waxaad ku xidhi kartaa daaha, sariirta gaafmeerkeeda.

ISTICMAAL FUDUD
Daahan bidh-bidhaya waa mid si fudud aad u xidhan karto una soo dejim karto.

Nalkan oo qiimo jaban waxaad ka heli kartaa QoraxMaal Solars, Jigjiga oo ku yaala Allamagan Business Center oo ku dhagan Goobta Jaamac Jiis ee basaska Addis Ababa ka baxaan.

Ama ka dalbo https://qoraxmaal.com/store/qoraxmaal-decoration-curtain-strings-led-light-white

La Xidhiidh: Tell No: 0925232258

Address

Wiilwaal Street
Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+251970705977

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QoraxMaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to QoraxMaal:

Share