Qasri General Construction PLC

Qasri General Construction PLC Shirkada Dhismaha Qasri Waxay DIyaar u tahay markasta iyo meelkasta in ay baahidaada daboosho macmiil

“Qasri General Construction PLC – Where Your Vision Becomes Reality!”At Qasri General Construction PLC, we turn your dre...
16/12/2024

“Qasri General Construction PLC – Where Your Vision Becomes Reality!”

At Qasri General Construction PLC, we turn your dreams into tangible success. Whether it’s a modest project or a grand masterpiece, we deliver excellence at every level — from high-quality craftsmanship to cost-effective solutions. Our commitment to precision, integrity, and client satisfaction ensures that your ambitions are not just met but exceeded.

Build with confidence. Build with Qasri.
📍 Address: jigjiga
📞 Contact Us: +251915741370

Let us lay the foundation for your future — one brick of trust at a time.

Dhismahani waa dhismo anu bilawnay august 3 kana bilawnay jigjiga meel fican marayaa
07/08/2024

Dhismahani waa dhismo anu bilawnay august 3 kana bilawnay jigjiga meel fican marayaa

Waa mid kamidaa dhismayasha an ka wadno casimada DDS magalada jigjiga oo ku dhismaay qimo aad u raligaliyey reer an u dh...
07/08/2024

Waa mid kamidaa dhismayasha an ka wadno casimada DDS magalada jigjiga oo ku dhismaay qimo aad u raligaliyey reer an u dhisayno

Waa mid kamida guryaha an kawadna magalada jigjiga oo ka kobaan 4 qol iyo laba suli MARWALBAA QANCINTA MACAMISHAHADA YAA...
07/08/2024

Waa mid kamida guryaha an kawadna magalada jigjiga oo ka kobaan 4 qol iyo laba suli

MARWALBAA QANCINTA MACAMISHAHADA YAAN KU HELANAHAY
Qasri general construction 🚧 and

28/05/2024
Shirkada Dhismaha Qasri, ku qanacsanaanta macaamiisha ayaa ah mudnaantayada ugu sareysa, waxaan dammaanad qaadaynaa inaa...
28/05/2024

Shirkada Dhismaha Qasri, ku qanacsanaanta macaamiisha ayaa ah mudnaantayada ugu sareysa, waxaan dammaanad qaadaynaa inaan ku hubinno in mashruucaaga dhismo uu ka badan yahay filashadaada. Laga soo bilaabo fikradda ilaa dhammaystirka, kooxdayadu waxay u heellan tahay bixinta tayada gaarka ah iyo adeegga ku habboon baahiyahaaga. Kalsoonow. Shirkada Dhismaha Qasri si aad aragtidaada uga dhigto mid dhab ah oo aad u abuurto meel bannaan oo si dhab ah uga tarjumaysa qaabkaaga gaarka ah iyo dookhaaga.

At Qasri General Construction, customer satisfaction is our top priority. We guarantee to go above and beyond to ensure ...
25/05/2024

At Qasri General Construction, customer satisfaction is our top priority. We guarantee to go above and beyond to ensure that your construction project exceeds your expectations. From concept to completion, our team is dedicated to delivering exceptional quality and service tailored to your needs. Trust Qasri Construction to make your vision a reality and create a space that truly reflects your unique style and preferences.

25/05/2024
25/05/2024

Macmiil ma ogtahay in shirkada Qasri General Construction PLC ay kaa caawinayso dhismo casting kaas oo la jaanqaadaya hadba jeebkaaga

Hada wax ka ogow shaqooyinka aan qabano ee ku xusan muuqaalkan hoose

Wixii faahfaahin dheeri ah waxaad inagala soo xadhiidhi karaysa ciwaanadeena kala duwan ee baraha bulshada iyo number-ka hoose ku xusan

091 574 1370
[email protected]
www.Qasrigeneralcons.com

Address

Jigjiga
Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617593733

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qasri General Construction PLC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qasri General Construction PLC:

Share