dugsiye2022

dugsiye2022 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from dugsiye2022, Construction Company, Jijiga.

Welcome all my meeting news all the world
04/07/2021

Welcome all my meeting news all the world

Asc 4 july 2021 2:25 AMXaleytoole waxaanu garowe online media ku wada hadalney qaar kamid ah dad sheeganaya gobolada waq...
04/07/2021

Asc
4 july 2021
2:25 AM

Xaleytoole waxaanu garowe online media ku wada hadalney qaar kamid ah dad sheeganaya gobolada waqooyi oo mashruuc kasoo qaatey dowlada somalia mashruucaana ahaa mid lagu arqaladeynaya xasiloonid jamhuuriyada barakeysan ee somaliland

Af hayeeno u hadlaya oo qoraal ay kasoo dirtey xabsiga dhex diisa lagu bogaadinayo wadaniyadnino in ay u xidhan tahay naagta lagu magacaabo degan ee ku xidhab boorama

Nin lagu magacaabo asagana oo asagana ah dadka mashruuca ku lug leh oo asagana ka hadlayey in somaliland ay tahay gobol ka sirsan somalia oo weliba sheegey in lala xisaabtami doono

Nin kale oo asagana lagu magacaabo oo asagana sheeganayey inuu yahay reer burco oo imika ku sugan xamar intuu qajilaadi ka tagey la soo taagan walaahi waala ii sheegey in magaceygu qoran yhay hadaan tago waala i xidhaya

Ninkaloo asaga iska niic leh oo jooga koinfurta ay yidhaahdaan dee garan maayo wax dube ugu bixiyeene ee ka danbeeya falalkan aragagaxisanimada ay ku kacayaan dhalanyarad aan aqoon dowladnimadu waxay tahay

1. Waxaan ka bilaabaya tan yaree bila dhaqankee waxaaan lagu caan noqoneyn ku raadineysa magac ee la yidhaahda shaqada ay dowladu ka qabatey waa mid sahlan waana mid la odhan karo wali waxaay dabada kula jirtaa reer reernimo sida aan u dareemey hadii aragagaxisada kusoo badaneysa somaliland dowlada imika jirta wax ka qaban weyso dee odhan meyno waa dowlad somaliland (maahmaah soomaali baa tidhi dowlad jilicsan iyo gus jilicsanba wax tarkooda ma badna ) hadey dowlad adag jirtana waa inay talaabo ka qaada oo xukun lagu ridaa naagta waliba mid ay ku cibra qaadato ayna dareento inay meeshu aheyn somalia cid maanta somalia joogto wax u qaban kartana aaney jirin waxay ku badbaadana tahay ninka ay u dhaxdo iyo shacabka reer somaliland maanta waxay xidhatey ama u ololeysey calanka somalia beritoolana qorax bey inoo keeneysaa waa qof fiilooyinkeeda la xadhiidhan qolada argagaxisada koonfurta joogto

2. waa nin xag jir ah waa nin ka hor imaadsan dhamaan nimaadamka ay leedahay somaliland waa nin siyaasi sheeganaya hadana laheyn dhaqan keeda hadalka uu xaley soo dhigey waxaa kamid ahaa somaliland wax la dhaha inaysan jidhin 26 june ay xornimo qaadatey koonfur somalia ama somalian italy horta qoraalka sidiisaba waa cadeyn gobolada waqooyi in calanka buluuga laga taagey ma xumo hadii calanka laga tagana 26 june waxaa loogu dabaal dagaya calanka somaliland dadka in la mara habaabiya waa laga wacan yahay hadaad mashruuca aad kusoo qaadateyna sibaladhaan ayaan laguula xisaabtami doona 7 caruur aan siyaasad wax ka ogeyn ayey space meeting keenen kadib odhanayen waa run caadifaad baa somaliland ka jirta waxuu kaloo ka dhawaajiyey calanka somalia waxaa lagu gubey gebiley kali xageyga waxaan u arkey inuu jifa gaar ah tag gaareeyey balse waxaan ku leeyahay burco iyo boorama gabiley iyo hargeysa intaba waa lagu gubey marada buluuga berina waa lagu gubayaa cidii ka hadashana ayada ayaanu dab qabasiin doona

3. Kkkk nin sheeganeyey inuu ahaa reer burco ahaa oo lagu macaabo ayaa marka la siiyey microphone ka ku bilaabey sida tan waxuu yidhi aniga waxaan ahay reer burco walaahi waala ii sheegey inuu magaceyga qoran yahay hadaan tago somaliland waala i xidhayaa oo dowlada ideyn meyso taasinada waa dimuquraadiyad la aan nin ka baqanayaa deegaankiisa miyuu awoodi karaa inuu dadkiisa difaaco waa maya aniga jwbta aan siiyey aheyn hadaad maanta odhaneysid adigoo jooga xamar aad ka baqaneysid in hargeysa lagugu xidho guul iyo gobonimo weeyaan nin walboo ka hor imaadsan qaranimada somalilnd si xaquuqul istaanku aaney qabin haloo dilo si ay dad badan ay ugu noqoto cibra qaadasho xisaab xidhka

4. ninka ay yidhaadaan waa nin lagu shaqeysto waa nin dulmi badan oo ka shaqeeya in la dulmiyo dhalinyarada reer somaliland mahdi guuleed iyo mohamed rooble ayaga wax walbo ay sameynayaa waxay soi dheh maraan ninkaa bilaa xishoodka ay yidhaahdaan dube asagana waxaan odhanayaa sida xil mustafe qodax somaliland waji k**a dhigan siyaasada somalia ragbaa la wareegi doona marka weynu arkeyna halka aad god ku qariya ka gali laheed

Dad qaar oo maanta isoo weydiinayey comments aan soo bixiyey ka hadlayeyna waxaan leeyahay xadhiidhka inaga dhaxeeya siyaasada iyo social media ha haka madax banaanaato xisaabtaadana ilaasho waxaadna kala baratiin mabaadi'da aan aniga aamisanahay iyo mida adiga aamisan tahay laga yaaba inaanan isku fikir aheyn waxa adiga kuu wanagsan ayaa aniga ii xun

Aniga koleyba walaaltinimo iyo shisheeye inaad tahay kugu qiimeyn maayoo waxaan kugu qiimeynayaa as political only siyaasada aan aaminsanahay hadaad aamisaneyn dee inaad wax iga weydiisa waa qalad fikir ka dhiibo lkn ha i weydiin

Waxaa kaloon doonayaa inay dareemaan dadka
gobolada waqooyi dadbaa leh dadkana dadbaa masuul u ah

Dhalinyarada reer somaliland waxaan leeyahay hadey burco ama boorama ama gibiley ama laascaanood joogtan war dhalinyaroy hadaad raadineysaan maalinka adeerkiin noqdo masuul inaad noqotiin muxaafid taasi wadaniyadnino mahan ee waxaad noqotiin muwaadinin dalkooda jooga inta xun buu hadalkaa ku socda

Waxaan halkan ugu mahad celinayaa
@ ee joogta UK
Iyo @ ee joogta somaliland
Ee xaley barnaamijka ka wada qeyb qaadaney ayaguna waa habla gobe ilahay ha ilaaliyo

Somaliland guul iyo gobonimo
Hiilka Qaranka Somaliland
Ahmed Yusuf
Jamaal Aden Diiriye

Amiin amiin amiin yaa allaah Share comments say the lasts posts amiin inshaa allaah
01/07/2021

Amiin amiin amiin yaa allaah

Share comments say the lasts posts amiin inshaa allaah

Geedka waxa uu jira 50 qarni ka hor wadamada yurubta ayuu ku yaala
01/07/2021

Geedka waxa uu jira 50 qarni ka hor wadamada yurubta ayuu ku yaala

Aniga keyga kan weeyaan adna kaaga mee
01/07/2021

Aniga keyga kan weeyaan adna kaaga mee

01/07/2021

Hi

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dugsiye2022 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share