Timawayne Consultant, Construction & Real Estate

Timawayne Consultant, Construction & Real Estate Ma jeceshahay in laguu naqshadeeyo laguuna dhiso guri, dabaq ama dhismo tayo leh lana jaanqaadi kara casriga maanta??

Ma jeceshahay in laguu maareeyo hantidaadaa sida dhulka, guryaha, gawaadhda iwm?? Nasiib wanaag, waad haysaa ha sii dayn!! Timawayne Enterprise waxaa la aasaasay sanadkii 2016 GC. Waa shirkad ku hawlgasha adeegyadan hoose:

1. Samaynta Naqshadaha guryaha, dabaqyada, xarumaha ganacsiga iyo nooc walba oo dhismo ah.
2. Dhisida guryaha, dabaqyada, xarumaha ganacsiga iyo nooc walba oo dhism

o ah.
3. Qurxinta casriga ah ee guryaha, dabaqyada, xarumaha ganacsiga ah & nooc walba oo dhismo ah sida gypsum boardiga casriga ah, gypsum boardiga gudaarka, buufinta iyo sharaxaada, marinta graniteka, dhiraynta, ganjeelada casriga ah, alumiumta iwm.
4. Maaraynta, kiraynta & iibka hantida ma guurtada ah sida dhulka, guryaha, xarumaha ganacsiga & gawaadhida.
5. Dalxiiska, dhul booqashada (site-seeing), kiraynta agabka dalxiisyada sida baabuurta yaryar iyo hageyaasha.
6. Barashada culuumta softiweerada sida engineering, accounting, research, statistics, business software iwm. Kala xirir shirkada Timawayne Enterprise;
Cinwaanka: Dhismaha KAAH, Dabaqa 4aad, Badhtamaha magaalada Jigjiga, Ethiopia
Tell: +251258758000
Mobile: +251915073481
Whatsapp/Telegram: +251910368101
email: [email protected]
website: www.timawayne.com

Mahadsanid

Address

Dhismaha Shabeelle Bank (KAAH), Dabaqa 4aad
Jijiga
1003

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+251915073481

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Timawayne Consultant, Construction & Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share