Macdanta Dalka Hooyo

Macdanta Dalka Hooyo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Macdanta Dalka Hooyo, Mining Company, Jijiga.

Fadlad ku soo biir boggan, adigoo ka heli doona macluumaad ku saabsan barashada macaadinta kale duwan

Waxa kale oo laguu Fudeydin doonaa iibsiga iyo iibinta macdanta.

21/09/2025
Inside minerals under microscope
30/04/2025

Inside minerals under microscope

11/02/2025

Gallium:- waa bir leh heerkul wax dhalaaliya oo qiyaastii ah 29.76 °C (85.57 °F) taasoo ka dhigaysa in ay noqon karaan biruhu dareere marka ay la falgalaan dhagaxan "gallium" marka ay la falgasho birta, waxay ku dhex faafisaa heerkulkeeda, taasoo keenta in birta ay daciif noqoto isla markaana burburta ama dhalaasha. Isdhexgalkaasi wuxuu abuuri karaa muuqaal ah in birta "dhalaasho" ama la nuugo. Astaamaha gaarka ah ee gallium ayaa ka dhigaya mid qiimo leh oo loo isticmaalo elektarooniga iyo waxyaabo kale, laakiin feejignaan ayaa loo baahan yahay marka tijaabadan la sameynaayo, sababtoo ah awoodiisa uu wax ku daciifiyo oo xoogan.

Garnet **Symbolism**: "Did you know garnet symbolizes love and friendship? Perfect for celebrating those special connect...
10/02/2025

Garnet
**Symbolism**: "Did you know garnet symbolizes love and friendship? Perfect for celebrating those special connections in our lives! 💞

Tumbled aquamarine and aquamarine1. **Appearance**: Rough vs. Smooth  2. **Shape**: Irregular vs. Rounded  3. **Use**: J...
10/02/2025

Tumbled aquamarine and aquamarine

1. **Appearance**: Rough vs. Smooth
2. **Shape**: Irregular vs. Rounded
3. **Use**: Jewelry vs. Healing
4. **Quality**: Natural vs. Enhanced
5. **Processing**: Uncut vs. Tumbled

09/02/2025

✨ **Discover the Beauty of Opals!** ✨

08/02/2025

Talo bixin Ku Saabsan Aqoonsiga Macaadinta

Qeybta Koowaad

Aqoonsiga macdanta waxey noqon kartaa hawl wax ku ool ah, muhiimad weyn u leh dadka xiiseeya barashada macaadinta. Halkan waxaa ku yaala talooyin kaa caawinaya inaad si sax ah u aqoonsato macdanta adigoo goobtaada shaqo jooga ama gurigaage.

1.midabka:
Midabka: In kasta oo midabku uu noqon karo tilmaame caawiye ah, Hadii ay macdantu aad u Bislaatey oo ay saafi tahey hadana midabku badanaa ma aha sifo go'aan lagu gaadhi karo ,maadaama macdantu ay ku dhici karto midabyo kala duwan oo ay sabab u tahay xadiga iftiinka ee ay macdantu nuugtey, curiyayaasha kale duwan ee ay ka sameysantey oo mararka qaar saamigii isla falgalaayey uu kale badan karo iyo macaadiiina kale oo ku dhex jira.

2.DHalaalka:
sida macdantu u iftiimeyso marka ay la gulanto iftiin ku filan. Noocyada dhalaalka caanka ah waxaa ka mid ah metallic, glassy, pearly, iyo dull. Tani waxay si weyn u xaddidi kartaa doorashadaada.

3.Xariiqda:
Xariiqda: Xariiqda macdanta waa midabka ay macdantu bixiso marka lagu xaquuqo dhagax kale oo ka adag midabka budada ah ee ku soo muuqdaa marka la jiido saqafka dhoobada cad. Tani waxay bixin kartaa tixraac midab oo joogto ah marka loo eego macdanta lafteeda.

4.Adkaanta macdanta
(handness): Isticmaal miiska adkaanta Mohs si aad u go'aamiso sida macdanta loo qodbay. Tusaale ahaan, talc waa tan ugu jilicsan (1), halka diamond uu yahay kan ugu adag (10). Waxaad isticmaali kartaa walxaha caadiga ah sida ciddiyaha (2.5), qalin copper ah (3.5), ama faylka birta ah (6.5) si aad u tijaabiso adkaanta macdanta, macdanba macdanta at ka adag tahey wey ka qaalisan tahey.

La soco qeybaha Danbe.

Address

Jijiga

Opening Hours

Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634038989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macdanta Dalka Hooyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category