Eng Hasan Mahamed

  • Home
  • Eng Hasan Mahamed

Eng Hasan Mahamed Construction Engineer,
Entrepreneur,
designer,
Technology and innovation
digital Marketer +251910011019
(1)

Jigjiga
28/05/2026

Jigjiga

Garoonkii Godey Gacalo
28/05/2026

Garoonkii Godey Gacalo

04/05/2026

Jigjia in the building

#

04/05/2026

Jigjiga in building

08/04/2026
29/03/2026

Asc Macaamiisha sharafta leh waxaan idiin heysaa gurigan oo iiba ah wuxuuna ka kooban yahey
5 qol oo isku dadan
2 qol oo serfis ah
Barkadii
Parking

Goobta
Jigjiga 07
Wadada mowliid haayir
Nagala soo xidhiidh +251928234145

AscGurigii Riyadaada Ma Rabtaa? 🏠✨Haddii aad qorshaynayso inaad guri qurux badan ka dhisato magaalada Jigjiga, ha lumin ...
25/03/2026

Asc
Gurigii Riyadaada Ma Rabtaa? 🏠✨
Haddii aad qorshaynayso inaad guri qurux badan ka dhisato magaalada Jigjiga, ha lumin wakhti! Waxaan kuu dhisaynaa guryo casri ah oo tayo sare leh, adigoo helaya adeeg hufan iyo nashqad kasta oo aad jeceshahay.
📞 Nala soo xidhiidh hadda: +251928234145
Dhismahaagu waa naga dhab, quruxduna waa noo hadaf!

Berri magaladeed ku ciidaysaa.?
19/03/2026

Berri magaladeed ku ciidaysaa.?

Waa aabe dhibaateysan ee fadlan u gargaar
18/03/2026

Waa aabe dhibaateysan ee fadlan u gargaar

Jigjiga: "Aabe ilma kooma ku jira wadadda la warreegaya."

Mukhtar Abdulahi Weerrar, waa Aabe ku barbaaray Degmada Qubbi. Isagoo 3 sanno jira ayaa la geeyay, wuxuse ka soo jeeda Degmada Shilaabo. Qubbi, wuxuu la barbaaray ree Abtigii. Aabahan wuxuu waddaa laba wiil oo Rajo ah, isaguna uu Aabe iyo Hooyo u yahay. Mid kamid ah ayaa dhawr sanno kooma ku jira. Dhalinyaro ree Qubbi, ayaa wacay. Waxay u sheegen in haayad Jigjiga ah ay ilmaha qaabilayso, isaguna uu soo qaado.

Jigjiga, markii uu yimid ee uu safar dheer soo galay waxba wuu waayay. Ilmihii oo kooma ku jira ayuu Kaaryone ku warreejinayaa. Haweennay ilmaha la haysay bawdada iyo misigta ayay ka jabtay oo waxay taalla Dhagaxle.

Isagoo meel Masjid ah hortaagan ayaa layla hadal siiyay. Wuxuu xitaa ii sheegay in habeen h**e cunto ugu dembeysay. 😭

Dad ree Qubbi, ah ayaan wacay. Waxay ka marrakaceen in odayga runtii tahay oo mudo sannado ah dhibaataysan yahay.

Lambarka Aabaha: 0940662010
Magaciisa: Mukhtar Abdullahi Weerar.

100 birna ha noqote wixii aad awoodo u dir, qoraalkan sii Share-garee- ajir qofka wax bixiya lamid ah ayaad heli doonta.

WAR DEGDEG AH: Boqortooyada Sucuudiga ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqday in la waayay bishii Shuwaal sidaas darteed berri w...
18/03/2026

WAR DEGDEG AH: Boqortooyada Sucuudiga ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqday in la waayay bishii Shuwaal sidaas darteed berri waa la soomayaa oo waa Ramadan, ciidu waa Jimcaha.

Ramadan Mubarak.

Address


Telephone

+251928234145

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Hasan Mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Hasan Mahamed:

  • Want your business to be the top-listed Engineering Company?

Share