UDUB Engineering Limited

UDUB Engineering Limited UDUB Engineering Limited Provides You With All Engineering Services.

14/03/2025
MOXOG - CASSAVA - الكسافاGeedkani waxay soomaalidu u taqaanaa Moxog, gobolada qaar ayaa cunto ahaan looga isticmaalaa. I...
07/10/2024

MOXOG - CASSAVA - الكسافا
Geedkani waxay soomaalidu u taqaanaa Moxog, gobolada qaar ayaa cunto ahaan looga isticmaalaa. Inkastoo aysan soomaalida badankoodu aqoon badan u laheyn geedkan.

Moxogga waa geed faa'iido badan oo noocyo badan oo cuntooyin ah laga sameyn karo, waxaa ku jira fiitamiino, nafaqooyin iyo macdan jirka muhiim u ah.

Cunto-kariyaasha caalamiga ah aad ayey u jecel yihiin geedkan inay cuntooyinka ku daraan.

Moxogga marka la warsahadeeyo waxaa laga sameeyaa laba nooc oo bur ah oo dunida qiima sare ka jooga Waana burka : Tabioca iyo Manioc.

Burka laga sameeyo geedka moxogga waxaa loo isticmaalaa sida loo adeegsado burka caadiga ah, sida in laga sameeyo Rooti, Muufo, Jibsi, Soortu Fufu, iwm.

Dhulkeena soomaaliya marka la eego cimiladiisa wuxuu aad ugu habboon yahay ku beerista geedka moxogga oo la rumeysan yahay inuu si fiican ugu bixi karo.

Haddii aan ka faa'iideysano geedka moxogga oo aan bur ka sameysano waxaa yaraan lahaa baahida loo qabo burka dibaddaha laga soo dhoofiyo oo aan bad-qabkooda la isku halleyn karin.

Moxog Cassava الكسافا

05/07/2024
Dowladda sucuudigu waxay maalin walba ka faa'idaa shidaalka ay soo saarto Hal bilyan oo dollar.Bishiina waa 30 bilyan oo...
27/06/2024

Dowladda sucuudigu waxay maalin walba ka faa'idaa shidaalka ay soo saarto Hal bilyan oo dollar.

Bishiina waa 30 bilyan oo dollar!

Haddii ay soomaaliya shidaalkeeda soo saari laheyd oo ay bishii heli laheyd 30 Bilyan oo dollar, dabadeedna shacabka soomaaliyeed loo qeybin lahaa lacagtaas qof walba waxaa ku soo aadi lahaa 1500$ bil kasta.

30 bilyan÷20 malyan oo qof= 1500$

Waxaan ku qiimeeyey shidaalka ay sucuudigu soo saaro bishii, balse waxaad ogaataa in shidaalka soomaaliya ku jira aad uga badan yahay kan sucuudiga ee muddo badan la dhaansanayey.

Address

EASTLEIGH EIGHT Street DAY TO DAY
Nairobi
00610

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UDUB Engineering Limited posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to UDUB Engineering Limited:

Share