QORA SARE

QORA SARE Entertainment for ciyaalka xaafada

11/04/2022

Sida ay somali ugu hiilisay Eritrea

YAXAAS WALIGAA HAB MA SIISAY
31/12/2021

YAXAAS WALIGAA HAB MA SIISAY

11/11/2021

Subixii Axadda Gabar Soomaali ah oo 26 sano jir ah, oo qoyskeeda la socotay, kuna sugneyd Xarunta Tareemada laga raaco ee Magaalada Dresden, markaasina saarnayd Jaranjarada nooca Rolltreppe-ha la dhaho (Jaranjarada keligeed socota), ayaa waxaa gadaasheeda soo istaagay laba nin oo Roomaaniyaan ah, waxay furteen Boorso ay wadatay, waxayna la bexeen oo ay qaateen boorsadeedii yareyd ee lacagta, ayadoonan dareemin ayayna meesha isaga tageen.

Gabadhii waxay kusoo baraarugtay inay Boorsadeeda waysay markii ay Tareenka raacday.
Boliiska ayaa arrinta baaray, muuqaalada ay kaamirooyinka duubeen ayaa la eegay, labadii ninna sawiradooda ayaa la helay.

Baaritaan kedib waxaa lasoo qabtay ayagoo Bas Roomaaniya u socda raaci raba, dalka dhanna ka bixi raba.

Gabdhoow bal is ilaaliya, Biilka yar yaanan la idin kaga yaacinee.

Duhur wanaagsan - Ahmed Kadiye

Fg
04/11/2021

Fg

Dowladda Kenya oo xaraasheyso diyaarado ay lahaayeen ciidankii cirka ee Soomaaliya.

Diyaaradaan ayaa lagu Iibinayaa sida la sheegay qiimo aad u hooseeya maadaama sanado badan aan la isticmaalin.

Hadaba dowladda Soomaaliya maxay kala socotaa arrintaan?.

04/11/2021
26/10/2021

Address

Nairobi

Telephone

+254728541372

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QORA SARE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to QORA SARE:

Share