24/02/2024
Xasuusin,
Caawa waa 15ka bisha Shacbaan waa habeen ahmiyad gaar ah u leh ummadda Islaamka. Waa habeen uu Rabbi u dambi dhaafo dhammaan Islaamka marka laga reebo qofka Alla u shariik yeelay iyo qofka cadaawad uhaya qof kale oo muslim ah.
Waa muhiim caawa in la is cafiyo lana badiyo salaada, akhrinta qur'aanka, digriga iyo docada. Waxaan idiinka codsanaa in aad i cafisaan haddii aan qalad kaa galay ama maalin aad qalad ii fahamtay, aniga dhankeega cafis ayaa ka tihiin Soomaaliyeey