Mama construction And consultant company

Mama construction And consultant company Ku soo dhawow page-ka shirkada dhismaha MAMA construction and consultant company

23/06/2022

Maamulaha Shirkada dhismaha Mama construction And consultant company waxay Hambalyo u diraysaa dhamaan haweenka ku hawlahan arimaha injineerinka qaybahooda kala duwan maalinta caalimaga ee haweenka injineerinka aduunka 23-jun-2022

Happy international engineering women's day

startup company of the year Mama construction And consultant companyThank you Somali Engineering Excellence Awards
21/08/2021

startup company of the year Mama construction And consultant company

Thank you Somali Engineering Excellence Awards

Congratulations to Mama construction And consultant company For winning the Engineering Startup Company of the year Somali Engineering Excellence Awards 2021.

Agaasimaha Dhiska iyo horumarinta nashqadaha Eng Ahmed Haybe iyo iskuduwaha gobolka saaxil Mursal cabdilahi ismail ee Wa...
13/08/2021

Agaasimaha Dhiska iyo horumarinta nashqadaha Eng Ahmed Haybe iyo iskuduwaha gobolka saaxil Mursal cabdilahi ismail ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland ayaa maanta Dhismaha ay Mama construction And consultant company u dhisayso Wasaarada Maaliyada Berbera kormeer shaqo ku yimi ay nagu kormeerayaan dhismayaasha aanu qaranka u dhisayno ka shirkad ahaan farxad bay noo tahay in maamulka wasaarada hawlaha guud ay mar walba nagu kormeeran naguna ilaaliyaan nagana war hayaan shaqada iyo dhismaha aanu qaranka u wadno

Dhamaad nus  baloodh xafada Waraabe-utaag ,Berbera6x15MMama construction And consultant company
06/06/2021

Dhamaad
nus baloodh xafada Waraabe-utaag ,Berbera

6x15M

Mama construction And consultant company

Laba dukaan oo dumin iyo dib u dhis aanu ku samaynay oo ku yaal Road one magalada Berbera oonu bilownay bilowgii ramadaa...
11/05/2021

Laba dukaan oo dumin iyo dib u dhis aanu ku samaynay oo ku yaal Road one magalada Berbera oonu bilownay bilowgii ramadaan ayanu wareejinaya dhamaadkii ramadaan

Cabirka 8x13M

Mama construction And consultant company

Bilow dhisme guri ah xaafada Waraabe-utaag
21/04/2021

Bilow dhisme guri ah xaafada Waraabe-utaag

Dhisme guri ah oo xaafada Waraabe-utaag ay shirkadu ka dhisayso oo dhamaad ku dhaw
21/04/2021

Dhisme guri ah oo xaafada Waraabe-utaag ay shirkadu ka dhisayso oo dhamaad ku dhaw

15/03/2021

Tartanka qandaraas ay soo xayaysiiyen Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland oo ah Dhismaha iyo dayactirka xarunta Wasaarada horumarinta maaliyada gobolka Saaxil ayey shirkada Mama Construction Company ku guulaysatay

Dhisme fidin xarun wax-barasho oo shirkadu ka wado dugsiga Xasan Cali Henry  Berbera
05/08/2020

Dhisme fidin xarun wax-barasho oo shirkadu ka wado dugsiga Xasan Cali Henry

Berbera

25/06/2020

Xafladii furitaanka shirkada dhismaha Mama construction iyo kalmadii Xoghayaha dowlada hoose berbera Cabdikarin Adan Cadde

Shirkada Mama construction oo ku guulaystay mid ka mida mashaariicdii Dowlada hoose Berbera soo xayeysiisay .
15/06/2020

Shirkada Mama construction oo ku guulaystay mid ka mida mashaariicdii Dowlada hoose Berbera soo xayeysiisay .

Address

Road One
Berbera

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252659388194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mama construction And consultant company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mama construction And consultant company:

Share