12/09/2024
Waxa aanu kuu diyaarinay nashqado qurux iyo tayoba isku darsaday oo waqtiga ugu haboon aanu kaaga hirgelinayo goobta aad doorato.
Shirkada Al Nahla Construction Company waxa ay diyaar kuula tahay qiime macquul ah, qorshe ku farxad geliya iyo weliba hufnaan iyo hanaan dhisme oo casri ah.
Nagala soo xidhiidh bogaga aanu ku leenahay baraha bulshada iyo lambarada hoose si aad u hesho gurigaaga riyada.
+252 63 4400043, +252 65 9590033, +90 5526056946.