National Flour Mill Company

Directions Website

National Flour Mill Company NFMC oo ku taalla Gobolka Saaxil waa warshaddii ugu horreysay ee daqiiqda iyo quudka xoolaha ka hirgasha Somaliland.

Waxay soo saartaa daqiiq tayo leh iyo buusho, ayadoo higsanaysa inay daboolsho baahida macaamiisha gudaha iyo guud ahaan geeska africa

15/09/2026
Waa (WFP) World Food programme oo booqosho noogu imi
09/09/2026

Waa (WFP) World Food programme oo booqosho noogu imi

09/09/2026

Waxaa sharaf weyn noo ahayd inaan maanta warshaddeenna ku soo dhowaynno xubno ka socda Barnaamijka Cuntada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP)! Waxaan siinnay kormeer guud oo ku saabsan habka ay warshadu u shaqayso, iyadoo aan u muujinnay tayeeynta daqiiqda/burka iyo sida aan ugu tixgelinno heerarka ugu sarreeya ee badbaadada cuntada.

02/09/2026

Daawo sida qamadiga loo nadiifiyo oo qashinka looga saaro

Haboon waa daqiiq/bur iskugu jira daqiiqdii caadiga ahayd iyo budo
29/08/2026

Haboon waa daqiiq/bur iskugu jira daqiiqdii caadiga ahayd iyo budo

08/08/2026

Quruxda ay leedahay roodhida laga sameeyey Al wataniya

Al wataniya oo aan daqiiq ahayn balse qamadigii oo sidiisi ah
01/08/2026

Al wataniya oo aan daqiiq ahayn balse qamadigii oo sidiisi ah

23/07/2026

gudaha warshada daqiiqda ee NFMC

Address

Berbera

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when National Flour Mill Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share