06/01/2020
Hoygu waxa uu ka midyahay baahiya aas-aasiga ah ee bani-aadamka, hadiiba aad niyada ku hayso inad dhisato guri qurux badan oo tayo leh qiimihisuna ku raali gelin doono fadlan nalasoo xidhiidh.
Tell: 063-4445560
063-4108925
Email:[email protected]