13/05/2026
Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkada Unigas, waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan, dhamaan ehelka,asxaabta iyo qaraabada, iyagoo ka Tacsiyadeynaya,Geeridii Ku Timid Allah ha u Naxariistee, Hassan Muuse Taani ,oo ahaa Xisaabiyaha Guud ee shirkada Unigas, oo ku geeriyooday Magaalada Boorama,allah Naxariisti Janno haka waraabiyo, Inagana Samir iyo iimaan Saadaq ah Ha inaga siiyo dhamaan.. aamiin aamiin