03/01/2026
Construction Company # waxay si guul leh u dhamaystirtay guri tayo sare leh oo cabbirkiisu yahay 20×15m, kuna diyaarsan dabaq mustaqbalka.
Gurigu wuxuu ka kooban yahay:
✔️ 4 qol jiif oo si wanaagsan loo naqshadeeyey
✔️ Qol fadhi ballaadhan
✔️ Madbakh casri ah
✔️ 2 suuli
✔️ Surface dibadda ah oo nadiif ah
Anagoo ka faa’iidaysanayna khibraddeenna dhisme, waxaan mudnaan siinnaa:
✔️ Qalab tayo sare leh
✔️ Shaqaale khibrad leh
✔️ Dhamaystir waqtigiisa ah
✔️ Kalsoonida macaamiisha
📞 Nala soo xiriir maanta:
📱 634514520 / 634783990
Samo Construction Company – Tayo, Kalsooni & Xirfad