27/03/2026
------------------DHAMAAD------------
🏤Your reliability Is our responsibility🏯
DHISMAHA ID: A.B-XS-0006
Where your dreams become reality🏗️
Guri cusub Oo shirkada dhismayaasha casriga ah ee Hadiid Construction & Eng. Servicesces ka dhamaystirtay magaalada boorama gaar ahaan xaafada Soomane.
Cabirka dhulka= 15x7.5m
Waxaanu ka qorshaynay
● Qolkii lamaanaha (Master bedroom) iyo musqushiisa
● Qolkii fadhiga
●Qol hurdo
●Kitchen iyo Store kiisa
●musqusha dadwaynaha
● Barxad (Parking area)
Ugu kaalay dhismo tayoleh Ula kaalay riyada gurigaaga mahadsanid.
Contact Us: 63 4513554