KamaaluDin Mustaphe DaaHir

KamaaluDin Mustaphe DaaHir لو كان الفقر رجلاً لقتلته�

04/11/2025
04/09/2023

Alxamdulilaah

Aqoontu waxay ugu jirtaa nafta bini aadamka sida iniinta ciidda ku jirta; Marka la barto awooddu waxay noqotaa mid dhab ...
28/07/2023

Aqoontu waxay ugu jirtaa nafta bini aadamka sida iniinta ciidda ku jirta; Marka la barto awooddu waxay noqotaa mid dhab ah.

28/07/2023

Waqtigu wax walba wuu bogsiin doonaa, laakiin weligii ma bogsiin doono Xanuunka Saylac Iyo Asmara..
"Waa Meeshii Aawowyaashayo Looga Dhoofin jiray Addoon ahaan"... Waa hadal Cad Oo Ka Iman Kara Dadyawkii H**e..

25/12/2022

Waxan Jeclaan Lahaa In Aan Hadda Noqdo Sadex Sanno Ka Hor Qofkii Aan Ahaan Jiray!!!
Waan Ogahay In Second Dib Loo Noqonayn Se Waxan Ku Taamayaa In Aan Ka Danbi Yaraa Sida Aan Hadda Ahay!!
"I am trying to be the person I was 3 ago."

14/12/2022
Sicir-Bararka Ka Dhici Doonna Geeska Africa, Waxa Uu Kalaafan Doonnaa Qofkii Aan Muslim Ahayn Isagoo Ku Beegmi Doonn Xil...
03/03/2022

Sicir-Bararka Ka Dhici Doonna Geeska Africa, Waxa Uu Kalaafan Doonnaa Qofkii Aan Muslim Ahayn Isagoo Ku Beegmi Doonn Xilli Ramadan Aannu Ku Jirno🎟

SOMALI ♟
Biyo Kasta Oo Aan Aragno Waxa Aan Ku Qiimaynaa Hadba Meesha Ay Yiilaan.
"Ma Abraari Karo Aarkii Adhaxda Beelaa".

Kor U Dhaca Ku Imanaya Lacagta USD$ Waxa Uu Kalaafan Doonna Noole Aad U Badan Oo Ay Ku Jiraan Wadamada Nolosha 3Aad... !...
17/02/2022

Kor U Dhaca Ku Imanaya Lacagta USD$ Waxa Uu Kalaafan Doonna Noole Aad U Badan Oo Ay Ku Jiraan Wadamada Nolosha 3Aad...

! Ma Ogtahay In Boqolkiiba 73% Dhulka Soomalida Tahay Saxaro..

Marka Loo Socdaalayo Muqdisho To Borama Waxa Ay Qadan Jirtay Habeen Iyo Maalin Kaliya.

! Ma Ogtahay In Dhirtu Dhulka Ku Xajiso Ciidiisa Ama Nabad-Guurka Ka Ilaaliso.

! Ma Ogtahay In Somalidu Ay Yihiin Ku Ugu Miciishada Saraysa Tan Iyo 2009..
7000shln/10bir

! Ma Ogtahay In Soomalida Dhaqankooda Si Loga Masaxo Lugu Qasbay Manhaj Fikradkale Lagoo Soo Maan Guurshay..
Ardayddii 2016 Iyo Ardayda 2022 Isku Mid Maaha..

31/08/2021

اربح قلبك ❤...


Address

Borame
063

Telephone

+2524454171

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KamaaluDin Mustaphe DaaHir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KamaaluDin Mustaphe DaaHir:

Share