Towfiiq General Trading Company

Towfiiq General Trading Company Towfiiq Group is one of the leading business entities in Somalia, established as a modern-day organiz

Oomo Amwaj ku dooro Nadaafad dhammaystiran iyo Dhalaal dabiici ah.
21/06/2026

Oomo Amwaj ku dooro Nadaafad dhammaystiran iyo Dhalaal dabiici ah.

18/06/2026

– Tayada Aad Ku Kalsoonaan Karto!

Rinjiga wuxuu gurigaaga ku soo kordhinayaa qurux; adkeysi; iyo midab waara. Waxaa lagu sameeyey farsamo casri ah oo ka dhigaysa inuu si fiican ugu dhago darbiyada; u adkaysto cimilada adag; isla markaana uu sii jiro dhalaalkiisu muddo dheer

Ma dooneysaa baasto si fudud u karsanta oo leh  tayo iyo taran sare?Marka aad rabto qadado ama casho degdegga ah, Baasta...
14/06/2026

Ma dooneysaa baasto si fudud u karsanta oo leh tayo iyo taran sare?
Marka aad rabto qadado ama casho degdegga ah, Baasta Sofia waa doorashada saxda ah! 🍝✅
✔️ Tayo sare leh
✔️ Dhadhan dabiici ah
✔️ Si fudud u Karsanta
📍 Hadda ka Jumlayso Dhamaan xarumaha Foodsttufka shirkadda
Wixii faah faahin dheeri ah nagala soo xiriir numberadan hoos ku qoran :
Bosaso: 📞 wa.me/+252906790033 / wa.me/+252907721592
Garowe:📞 wa.me/+252906000012
Galkio : 📞 wa.me/+252907783974

Bariiska 𝗛𝗮𝗺𝘇𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗱 waa bariis basmati ah oo  leh 𝗧𝗮𝗿𝗮𝗻 iyo 𝗧𝗮𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 hada ka Jumlayso qaybta 𝗿𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗯𝗮𝗴𝗮𝗮𝘀𝗵...
11/06/2026

Bariiska 𝗛𝗮𝗺𝘇𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗱 waa bariis basmati ah oo leh 𝗧𝗮𝗿𝗮𝗻 iyo 𝗧𝗮𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻 hada ka Jumlayso qaybta 𝗿𝗮𝗮𝘀𝗵𝗶𝗻𝗸𝗮 iyo 𝗯𝗮𝗴𝗮𝗮𝘀𝗵𝗸𝗮 ee Shirkadda Towfiiq General Trading Company.
Wixii faahfaahin ah naga la soo xiriir numberadan hoos ku qoran
Bosaso: 📞 wa.me/+252906790033 / wa.me/+252907761698
Garowe:📞 wa.me/+252906000012
Galkio : 📞 wa.me/+252907783974

Shirkadda ganacsiga guud ee Towfiiq General Trading Company, waxay hambalayada ciidka uu diraysaa dhammaan ummadda Sooma...
26/05/2026

Shirkadda ganacsiga guud ee Towfiiq General Trading Company, waxay hambalayada ciidka uu diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed

كل عام وأنتم بخير، جعل الله أيامكم كلها أفراحاً وسعادة.

GUULEYSTAHA SU’AASHII:CAASIMADDEE KU GUULAYSANAYSA KOOBKA?
26/05/2026

GUULEYSTAHA SU’AASHII:
CAASIMADDEE KU GUULAYSANAYSA KOOBKA?

CAASIMADDEE KU GUULAYSANAYSA KOOBKA?Shuruudaha Guulaystaha:* Like saar Page-ka, Follow dheh 👍* Like saar post-kan, kadib...
25/05/2026

CAASIMADDEE KU GUULAYSANAYSA KOOBKA?

Shuruudaha Guulaystaha:
* Like saar Page-ka, Follow dheh 👍
* Like saar post-kan, kadibna Share garee 🔄
* Guuleystaha wuxuu noqonayaa qofka ugu horreeya ee si sax ah U sheega Caasimada koobka ku guulaysaneysa bes

Nasiib wacan

CAASIMADDEE KU HORMARAYSA GOOLKA KOOWAAD? ⚽🔥Shuruudaha Guulaystaha:* Like saar Page-ka, Follow dheh 👍* Like saar post-ka...
22/05/2026

CAASIMADDEE KU HORMARAYSA GOOLKA KOOWAAD? ⚽🔥
Shuruudaha Guulaystaha:
* Like saar Page-ka, Follow dheh 👍
* Like saar post-kan, kadibna Share garee 🔄
* Guuleystaha wuxuu noqonayaa qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya Caasimadda Ku hormarysa Goolka kowaad
Nasiib wacan

Guulaystaha Sadaasha Caasimaddee ayaa ku hormaraysa goolka koowaad.
21/05/2026

Guulaystaha Sadaasha Caasimaddee ayaa ku hormaraysa goolka koowaad.

Address

Gaaca
Bosaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Towfiiq General Trading Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Towfiiq General Trading Company:

Shortcuts

Share