Xafsoyuusuf

Xafsoyuusuf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafsoyuusuf, Construction Company, WADADA, Bosaso.

23/02/2021

Allow sahal amuuraha

10/06/2018

KAFTANKA SAAKA

Warqadan ninbaa u diray gabar uu jecelyahay

Gacaliso,

Waan ku jeclahay in ka badan inta Soomaalidu madaxnimada jeceshahay.

Jacaylkaagu wuxuu qalbigayga u degay sida qabyaaladu soomaalida qalbigooda u degtay.

Waxaan kuugu riyoodaa sida Soomaaliland ictiraafka ugu riyooto.

Waxaan ku faanaa inaad tahay gabadhii ugu horayey ee aan jeclaado sida Puntland ugu faanto hooyada Federaalka.

Maalintaan ku bartay waxaan u xusaa sida 8 Febraayo u xuso Madaxweyne Farmaajo.

Marka aan dantayda kaa waayo wanaagaada oo dhan waan hilmaamaa waxaana kuu caayaa sida mucaaradka soomaalida.

Marka aan teyda kaa helo, xumaantaada oo dhan waan hilmaamaa waxaana kuu amaanaa sida muxaafidka soomaalida.

Markaan ku waayo waxaan kuugu murugoodaa sidii masuul Soomaaliyeed oo xilkii laga qaaday.

Jacaylka aqoon badan uma lihi sida siyaasiga soomaaliyeed ba aqoon badan ugu lahayn siyaasada.

Waxaan rabaa markaan is guursano in aad biilkeyga aad ka sugto qaraabadaada, sida Soomaaliya Beesha Caalamka deeq uga sugto.

Lambaarka teleefonkaaga waxaan u xifdiyay sida dhamaan Soomaalidu u xifdisay 4.5.

Waa qoray: Aden Ugaas Qalooshe

07/06/2018
01/06/2018

waa soo dhaweynaynaa companyga cusub

01/06/2018

COMPANYGANI WUXUU KUU HAYAA WAXYAABO BADAN OO NAFTAADU URIYAAQI DOONTO

01/06/2018

KU SOO DHAWAADA XAFSOYUUSUF COMPANY

Address

WADADA
Bosaso

Telephone

+252907797436

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafsoyuusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share