Urgub Group Ltd.Co

Urgub Group Ltd.Co Construction, Water Well Drilling , Manufacturing and Heavy Machinery

CIID WANAAGSANDhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayna  munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga
19/03/2026

CIID WANAAGSAN

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayna munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga

Shirkada Urgub Group Oo bilaowday mashruuca bilicda degmada Bosaso ee gobalka Bari . Iyado hirgalinayasa dhigida Interlo...
07/12/2025

Shirkada Urgub Group Oo bilaowday mashruuca bilicda degmada Bosaso ee gobalka Bari . Iyado hirgalinayasa dhigida Interlock tayadiisu sarayso oo ay dhigayso baakinada baaburta la dhigto bulshaduna ku socoto.

Nagala so xiriir
907 797 423 90 6798873

Jumma mubarak
27/11/2025

Jumma mubarak

CIID WANAAGSANDhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga, anniga o...
30/03/2025

CIID WANAAGSAN

Dhammaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda barakaysan ee Fidriga, anniga oo Alle ka baryaya in uu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii Ramadaan.

So dhawoow macaamiilShirkadeena URGUB GROUP LTD waxay diyaar kugulaa tahay adeegyo dhisme oo tayo sare leh.Shirkadu waxa...
11/12/2024

So dhawoow macaamiil

Shirkadeena URGUB GROUP LTD waxay diyaar kugulaa tahay adeegyo dhisme oo tayo sare leh.

Shirkadu waxay ka Hawlgashaa Dhamaan Gobolada Puntland
Wixii Faah faahin Ah Kala xiriir whatsapp +252 90 907 797 423 / +252 90 6798873 +252 90 7880073

Address

Urgub Group HQ
Bosaso

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:00
Tuesday 06:00 - 12:00
Wednesday 06:00 - 12:00
Thursday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 06:00 - 12:00

Telephone

+252907797423

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Urgub Group Ltd.Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Urgub Group Ltd.Co:

Share