Rajab Solar Energy

Rajab Solar Energy Rajab Energy is a national leader in clean energy services. Rajab Energy is a national leader in clean energy services.

We make solar energy available to homeowners, businesses, schools, and government organizations at a lower cost than they pay for energy We make solar energy available to homeowners, businesses, schools, and government organizations at a lower cost than they pay for energy generated by burning fossil fuels like coal, oil and natural gas.

Gumar, Radd, laako Iyo Ceel la helay Oo hoos yimaada degmadda Badhan ayaa Laga hirgaliyey Laydhka Cadceeda ku shaqeeya.W...
06/08/2019

Gumar, Radd, laako Iyo Ceel la helay Oo hoos yimaada degmadda Badhan ayaa Laga hirgaliyey Laydhka Cadceeda ku shaqeeya.

Waxaan rajaynaynaa in koboc dhaqaale iyo horumar uu kusoo kordhin doono.

Rajab La helyaaba Iftiin lahel...

03/06/2019

CIID WANAAGSAN

Waxaan hambalyo diirran ee munaasabada Ciidul Fitri u dirayaa Dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay Dunida Dacalladeeda ka joogaan.

Alle Ayaa Mahad iska leh oo Naga Dhigay Kuwii Ka Faa'ideystay Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

Life is full of choices. Your energy is one of them. Which road will you travel?     ☀️
20/12/2018

Life is full of choices. Your energy is one of them. Which road will you travel?
☀️

 ! Contact   +252907999999. to learn how much solar ☀️ can save you and how you can help save the 🌎!
20/12/2018

! Contact +252907999999. to learn how much solar ☀️ can save you and how you can help save the 🌎!

Waxaan Booqasho ugu tagay Maanta Engineerada Rajab oo Ku guda Jira Xidhxidhka Iyo taagidii Solarka Cadceeda Ku Shaqeeya ...
13/12/2018

Waxaan Booqasho ugu tagay Maanta Engineerada Rajab oo Ku guda Jira Xidhxidhka Iyo taagidii Solarka Cadceeda Ku Shaqeeya laga Hirgalinayey degmooyinka Xumbeys Rako Raaxo iyo Dhudhub.

Degmada Waaciye oo laga Hirgaliyey Solarka Cadceeda ku shaqeeya, Waa Solar Casriya kana iftiin iyo Qurux badan Kuwii H**...
31/07/2018

Degmada Waaciye oo laga Hirgaliyey Solarka Cadceeda ku shaqeeya, Waa Solar Casriya kana iftiin iyo Qurux badan Kuwii H**e.

Ufeyn Oo Solarka Wadooyinka laga hirgaliyey. Hadaad Maqli Jirtay Smart Phone, Anaguna waxaan Soo hordhiney Solar Human I...
24/07/2018

Ufeyn Oo Solarka Wadooyinka laga hirgaliyey.

Hadaad Maqli Jirtay Smart Phone, Anaguna waxaan Soo hordhiney Solar Human Intelligence.

Waxaan Meel Gabo Gabo ah Maranaya Dhamaystirkii Labada Ceel aan dhawaan ka bilowney degmada Sheikh, Rajab Solar Energy w...
05/07/2018

Waxaan Meel Gabo Gabo ah Maranaya Dhamaystirkii Labada Ceel aan dhawaan ka bilowney degmada Sheikh, Rajab Solar Energy waxay mar walba dhiiri galinaysaa ka faa”iidaysiga Tamarta Cadceeda.

Bulsho walba wuxuu horumarkeedu gaadhsiisanyahay hadba inta ay gaadho tabcashada dhulka

Rajab Lahelyaaba Iftiin Iyo Solar la hel.

Rajab Solar Energy.

labadan beerood waxay ka xoroobeen baasiin Joogta ah

Ramadaan Wanaagsan,ilaahay Ramadaantan ramadaanteeda caafimaad qab iyo cibaado haynagu gaadhsiiyo.
16/05/2018

Ramadaan Wanaagsan,ilaahay Ramadaantan ramadaanteeda caafimaad qab iyo cibaado haynagu gaadhsiiyo.

Rajab Solar Energy is pleased to announce that we have signed partnership agreement with Yangzhou Intelligence Solar Gro...
15/05/2018

Rajab Solar Energy is pleased to announce that we have signed partnership agreement with Yangzhou Intelligence Solar Group Ltd based China to supplier of Solar Street Lights

Rajab Solar Energy Waxay heshiis Ganacsi la saxiixatay Shirkad ka Mida Shirkadaha Dalka China ugu Wayn Oo samaysa Solar street Lights Ee la yirahdo Yangzhou Intelligence Solar Ltd
Rajab Waxay Wakiil rasmiya Ugu tahay Wadamada Bariga Africa.

Rajab Solar Energy

Do you think a lot about how much energy you spend in your household?Sun is up! Everything you need in terms of solar en...
04/05/2018

Do you think a lot about how much energy you spend in your household?

Sun is up! Everything you need in terms of solar energy arrives at your home tomorrow!

Find the solar products here:

Photovoltaic Systems

Last month the world’s biggest floating solar project began operating in the eastern Chinese city of Huainan. The 150-me...
12/01/2018

Last month the world’s biggest floating solar project began operating in the eastern Chinese city of Huainan. The 150-megawatt (MW) project consists of panels floating on a lake formed in a collapsed coal mine. When completed in May, it will power 94,000 homes.

China, Germany, the UK, and the US are turning defunct mines into solar power plants, utilizing otherwise hard-to-use lands.

Address

Main Office Bosaso Bosaso Main Road
Bosaso
253

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252907799066

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajab Solar Energy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rajab Solar Energy:

Share