08/05/2026
Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducaba leh.
Shirkadda SAHAL CONSTRUCTION .CO waxay dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa Jimcaha kariimka ah. ๐ค
โุงูููู
ุงุฌุนู ูุฐุง ุงูููู
ูุฑุฌูุง ููู ู
ูู
ูู
ุ ูุดูุงุกู ููู ู
ุฑูุถุ ูุงุณุชุฌุงุจุฉู ููู ุฏุนุงุก.โ
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana inoo barakeeyo maalinteena Jimcaha. Aamiin. ๐คฒ
๐ Ha illoobin:
โ
Akhriska Suuratul Kahf
โ
Salaadda Nabiga ๏ทบ
โ
Ducada saacadda la aqbalo
๐๏ธ SAHAL CONSTRUCTION .CO
Dhismaha riyadaada waa himiladeena.
๐ Nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeegyo dhisme oo tayo leh iyo naqshado casri ah.