Amiir General Trading Co

Amiir General Trading Co Amiir Group waa shirkad ka shaqaysa gayiga Soomaaliya, taas oo soo saarta badeecooyin kala duwan sida Marwo Shampoo, Marwo Maris, Marwo Oomo, iyo Nafaqo .
(1)

Waxay diiradda saartaa tayada, hal-abuurka, wax-soo-saarka, iyo daboolidda baahiyaha Bulshada.

13/05/2026

Nadaafadda ,dhalaalka Gurigaaga iyo goobtaada shaqada
Dalbo 3344

  Qaniinyo kasta waa farxad kuu gaar ah.      dalbo 3344
12/05/2026

Qaniinyo kasta waa farxad kuu gaar ah.


dalbo 3344

  Hambalyo Guulaystaha saxda ah ee buuxshay dhamaan Shuruudihii saadaasha bixiyayna saadaal sax ah .
11/05/2026

Hambalyo Guulaystaha saxda ah ee buuxshay dhamaan Shuruudihii saadaasha bixiyayna saadaal sax ah .

  filo saadaaliyaha saxda ah ee ciyaartii qardho vs garowe
11/05/2026

filo saadaaliyaha saxda ah ee ciyaartii qardho vs garowe

📢 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 𝐇𝐈𝐑𝐈𝐍𝐆 – 𝐎𝐍-𝐒𝐈𝐓𝐄 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐄𝐓𝐈𝐍𝐆 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐄𝐑Amiir Group – Bosaso Branch is looking for an experienced, confident, and pro...
10/05/2026

📢 𝐖𝐄 𝐀𝐑𝐄 𝐇𝐈𝐑𝐈𝐍𝐆 – 𝐎𝐍-𝐒𝐈𝐓𝐄 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐄𝐓𝐈𝐍𝐆 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐄𝐑
Amiir Group – Bosaso Branch is looking for an experienced, confident, and professional On-Site Marketing Officer to join our Marketing Department.
This role is suitable for candidates with strong field marketing experience who can confidently visit the market, communicate with customers, promote products, collect market information, prepare written reports, and give clear oral presentations.
𝐌𝐚𝐢𝐧 𝐑𝐞𝐬𝐩𝐨𝐧𝐬𝐢𝐛𝐢𝐥𝐢𝐭𝐢𝐞𝐬:
✅ Conduct daily market visits to shops, kiosks, supermarkets, wholesalers, hotels, restaurants, schools, hospitals, and other business customers
✅ Promote Amiir Group products directly in the market
✅ Explain product benefits clearly to customers and business partners
✅ Collect market feedback
✅ Prepare clear written market visit reports
✅ Present market findings and recommendations to management
✅ Work closely with the Sales Department to improve product visibility and market demand
𝐑𝐞𝐪𝐮𝐢𝐫𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭𝐬:
• Minimum 3 years of marketing experience
• Experience in field marketing, FMCG, retail, wholesale, customer engagement, promotions, or market research is preferred
• Strong oral presentation skills
• Strong written reporting skills
• Good communication and customer-handling skills
• Able to prepare market reports and campaign feedback reports
• Basic computer skills required
• Excel, Google Forms, Canva, social media is an advantage
• Must be confident, honest, disciplined, energetic, and professional
• Must be willing to work in the field and visit markets regularly
📍 Location: Bosaso, Somalia
🏢 Company: Amiir Group – Bosaso Branch
📌 Department: Marketing Department
📌 Position: On-Site Marketing Officer

Interested candidates should fill in the application form below:
🔗 𝐀𝐩𝐩𝐥𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐅𝐨𝐫𝐦: [ https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSckI4Rx5jKqp15EU2x8gPJTaezuaVAQJSlPcugpknyQ13nQ4Q/viewform?usp=dialog]
Only shortlisted candidates will be contacted.
You can answer in Somali or English, whichever you want.

Hambalyo: Maalinta Hooyada Maanta, oo ku beegan Maalinta Hooyada Adduunka, Shirkadda Amiir Group waxay hambalyo kal iyo ...
10/05/2026

Hambalyo: Maalinta Hooyada
Maanta, oo ku beegan Maalinta Hooyada Adduunka, Shirkadda Amiir Group waxay hambalyo kal iyo laab ah u diraysaa dhammaan hooyooyinka Soomaaliyeed. Hooyadu waa isha nadaafadda, quruxda, iyo bilicda guriga.

Annaga oo og muhiimadda ay leedahay deegaan nadiif ah oo caafimaad qaba, Amiir Group waxay idiin soo saartay agabka nadaafadda ee ugu tayada sarreeya, si aan culayska uga yarayno hooyada, gurigana uga dhigno mid dhalaalaya.

Hadafkeenu waa Nadaafad dhammaystiran iyo deegaan ammaan ah.
Ilaahay ha dhowro hooyooyinkeenna, caafimaad iyo cimri dheer ha ugu deeqo. Kuwii geeriyoodayna Jannadiisa ha ka waraabiyo.

Amiir Group Garabka hooyada ee nadaafadda iyo bilicda. ✨

  Kulanka Qardho vs Garowe ee Koobka Caasimadaha Puntland ooku guulayso  20 dollar   Nasiib Wacan  Barnaamij-ka:1: Waa i...
09/05/2026

Kulanka Qardho vs Garowe ee Koobka Caasimadaha Puntland oo
ku guulayso 20 dollar
Nasiib Wacan

Barnaamij-ka:
1: Waa inaad follow garaysaa Page-ka.
2: Waa inaad 5 Qof soo metion garaysid.
3: Waa inaad Post-ga like iyo shere tiraahdid

  𝐆𝐨𝐨𝐫 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝟑𝟑𝟒𝟒  Wac 3344
09/05/2026

𝐆𝐨𝐨𝐫 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝟑𝟑𝟒𝟒
Wac 3344

Hambalyo Hambalyo Guulaystaha saxda ah ee buuxshay dhamaan Shuruudihii saadaasha bixiyayna saadaal sax ah .
08/05/2026

Hambalyo Hambalyo
Guulaystaha saxda ah ee buuxshay dhamaan Shuruudihii saadaasha
bixiyayna saadaal sax ah .

  filo Natiijada Saadaasha Amiir General Trading Co
08/05/2026

filo Natiijada Saadaasha
Amiir General Trading Co

   Kulanka Bosaso & Caluula oo Ku Guulayso $15 Dollars ,  Barnaamij-ka:1: Waa inaad follow garaysaa Page-ka.2: Waa inaad...
07/05/2026

Kulanka Bosaso & Caluula oo Ku Guulayso $15 Dollars ,

Barnaamij-ka:
1: Waa inaad follow garaysaa Page-ka.
2: Waa inaad 5 Qof soo metion garaysid.
3: Waa inaad Post-ga like iyo shere tiraahdid

Address

Bosaso Puntland
Bosasso

Telephone

+252905055554

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir General Trading Co posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiir General Trading Co:

Share