Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar

  • Home
  • Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar “The Construction Project of the Bosaso–Bacaad and Dhaadaar Road.”

04/08/2026

MAREERO|| Muqaalkan Wuxuu Nooga Imaanaya Deeganka Mareero Oo Ah Halku Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar Alla Mahadleh


31/07/2026

Mareero: Wajigii Labaad Ee Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar Ayaa Si Rasmi Ah Shaqadeedu U Biloomay.

30/07/2026

Guddoomiyaha Gobolka Bari, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Degmada Qandala, Taliyaha Aagga Calmiskaad iyo mas'uuliyiin kale, ayaa maanta kormeer ku tagay halka uu ka socdo wajiga labaad ee dhismaha waddada Boosaaso Bacaad Dhaadaar.

Shaqada dhismaha ayaa hadda si rasmi ah uga socota dhanka magaalada Boosaaso, gaar ahaan deegaanka Mareero, iyadoo ay harsan tahay wax ka yar 15 kiiloomitir si gebi ahaanba loo soo dhammaystiro mashruuca waddadan muhiimka ah.

Mas'uuliyiinta ayaa u kuurgalay heerka uu marayo dhismaha waddada, iyagoo bogaadiyey dadaallada lagu dardargelinayo hirgelinta mashruucan oo door weyn ka qaadan doona isku socodka, amniga iyo horumarka gobolka.

29/07/2026

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar
Hadal Jeedinti Taliyaha Aaga Calmiskaad Col. Maxamuud Shire
Wajigii Labaad Oo Laga Bilaabay Mareero
Wadada Bosaso ilaa Dhaadaar.

Guddoomiyaha Gobolka Bari, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Degmada Qandala, Taliyaha Aagga Calmiskaad iyo mas'uuliyiin kale,...
29/07/2026

Guddoomiyaha Gobolka Bari, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Degmada Qandala, Taliyaha Aagga Calmiskaad iyo mas'uuliyiin kale, ayaa maanta kormeer ku tagay halka uu ka socdo wajiga labaad ee dhismaha waddada Boosaaso Bacaad Dhaadaar.

Shaqada dhismaha ayaa hadda si rasmi ah uga socota dhanka magaalada Boosaaso, gaar ahaan deegaanka Mareero, iyadoo ay harsan tahay wax ka yar 15 kiiloomitir si gebi ahaanba loo soo dhammaystiro mashruuca waddadan muhiimka ah.

Mas'uuliyiinta ayaa u kuurgalay heerka uu marayo dhismaha waddada, iyagoo bogaadiyey dadaallada lagu dardargelinayo hirgelinta mashruucan oo door weyn ka qaadan doona isku socodka, amniga iyo horumarka gobolka.

29/07/2026

Hadal-jeedinta :-Gudoomiyaha degmada Qandala G/ Ahmed Qurshe Wajiga Labaad ee dhismaha wadada Bosaaso Bacaad ilaa dhaadaar Oo maantay Laga Bilaabay Deegaanka Mareero Wajigi labaad.

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar🚧 WADDADA BOSASO – DHAADAAR 🚧Hagaajinta waddooyinku waa horumarka bulshada iyo bilicda deeg...
09/05/2026

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar
🚧 WADDADA BOSASO – DHAADAAR 🚧

Hagaajinta waddooyinku waa horumarka bulshada iyo bilicda deegaanka.
Aan ka wada qayb qaadanno dhismaha iyo dayactirka waddadeenna muhiimka ah.

✨ Waddo nadiif ah waa nolol nadiif ah

💳 Ku soo dir wixii aad awoodo:
Account: 301902

📞 +252 90 4669966
📧 [email protected]

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar🚧 WAA MUHIIM QOF WALBOBulshadeennu waxay u baahan tahay waddo horumar leh!Wadada Bosaso – B...
25/04/2026

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar

🚧 WAA MUHIIM QOF WALBO

Bulshadeennu waxay u baahan tahay waddo horumar leh!
Wadada Bosaso – Bacaad – Dhaadar waa mashruuc muhiim u ah nolosheena iyo mustaqbalka deegaanka.

🤝 Ka qayb qaado dhismaha waddada
💰 Waxaad ku taageeri kartaa awooddaada
🌍 Waddo wanaagsan = horumar bulsho & dhaqaale

📌 Account: 301902
👉 Muwaadin, ku soo dir wixii aad awoodo

💡 Waddo dhisan waxay fududeysaa ganacsiga, isku socodka iyo adeegyada bulshada

📞 +252 90 4669966
📧 [email protected]

23/04/2026

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar

Jaaliyadda Beelaha Cali Saleeban Ee Waqooyiga America Ayaa Dhaqaale Ugu Deeqay Mashruuca Wadada Bosaso-Bacaad-Dhadaar, Gudoomiyaha Gobolka Bari Ahna Gudoomiyaha Guddiga Wadada Ayaa Lacagtan Kala Wareegay Gudoomiyaha Jaaliyadda Ee Waqooyiga America Caban Muse.



Wadada Bosaso Bacaad DhaadaarJaaliyadda beelaha  Cali Saleeban ee Waqooyiga America ayaa dhaqaale ugu deeqay mashruuca w...
23/04/2026

Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar

Jaaliyadda beelaha Cali Saleeban ee Waqooyiga America ayaa dhaqaale ugu deeqay mashruuca wadada Bosaso-Bacaaad-Dhadaar, gudoomiyaha gobolka Bari ahna gudoomiyaha guddiga wadada ayaa lacagtan kala wareegay gudoomiyaha jaaliyadda ee Waqooyiga America Caban Muse.

Address

Wadada Ku Toosan Dowladda Hoose Bosaso Horseed Building Kor Keeda

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadada Bosaso Bacaad Dhaadaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Engineering Company?

Share